Sign in to follow this  
wyre

Protests in Saudi arabia, Sorry It's Arabic

Recommended Posts

wyre   

JB:D

30 qof baa la xidh xidhay, Maantana Guryaha ayaa la isugu galaye, but they are searching for Saudi's only.

waxaa kaaga daran haweynkii baa mudaaharaadka billaabaa la yiri, Maamul la'aan bey ku gabanayaan balse micnahooda anigaa fahmay, waa maqabiyada naga qaadaa iyo xorriyad darrada aad nagu waddaan naga daaya:D

Nimankiina waa seef la bood yaale wey la qalab qaateen, mana oga waxey ku mudaaharadayaan.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Jacaylbaro;691334 wrote:
:D
:D ... waar nimanka khamiisyada uun iska bixiya dheh bal ,,, Inaalillaaah ,,, loooooooooool

 

1_1038765_1_34.jpg

Daa ha kufaane,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,maxaa kaa galay:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Loool -

 

Alla maxaa Carabtuu iney iis dumisaa rabtaa - they forgot how they cheered when Saddam went down huh?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this