Sign in to follow this  
Mooge

Al-Shabaab oo Nin Dhalinyaro ah Gacanta kaga Goysay Degmada Dayniile

Recommended Posts

Mooge   

Muqdisho (RBC) Maxkamad ay leedahay Xarakada Shabaab ayaa shalay xukun gacan goyn ah ku fulisay wiil dhalinyaro ah gudaha degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Wiilkan oo da’diisa lagu sheegay 21 sano jir laguna magacaabi jiray Siciid Xasan Cismaan ayaa waxaa soo qabtay ciidamada Shabaab ee kusugan degmada Dayniile iagoo ku eedeyey inuu u dhacay dukaan [...]

 

Read More Here...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this