Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Puntland Fishery Minister Promises 2011 Will Bring Huge Reforms To Fishery Sector

Recommended Posts

Wasiirka-Kaluumaysiga-Puntland-140x90.jp

 

Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland oo Wax Ka Qabanaysa Jariifka Xeebaha

 

Wasaarada Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Dawladda Puntland ayaa sheegtay in ay wax ka qaban doonto kaluumaysiga sida sharci darrada ah kasocdo xeebaha Soomaaliya gaar ahaan kuwa Puntland.

 

Wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga Eng.Maxamed Faarax Aadan oo wareysi siinayay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay sanadkaan 2011-ka qorsheyaal badan la imaan doonto.

 

Wuxuu sheegay in Hay’ado ay kamid tahay UNDP ballanqaaday mashaariic horumarineed,waxaana kamid ah in Iskuul lagu barto cilmiga Badda laga furo degaanada Puntland.

 

Wasiirka ayaa intaas raaciyey in cabashada kasoo yeeraysa Kaluumaysatada ay wax ka qaban doonaan isla markaana la dagaalami doonaan maraakiibta jariifka ku haya Xeebaha.

 

Xeebaha Soomaaliya waxaa si sharci darro ah uga kaluumaysta gaadiid badeed kuwaas oo gurta Kheyraadka Badda Soomaaliyeed wixii ka dambeeyey burburkii Dawladdi dhexe.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this