Umm al_khair Posted June 26, 2005 FADILAGA SAXAABADA:   taken from www.waano.net   Qaybta Labaad  Aayado Tilmaamaya Fadliga Saxaabada:    1- قال اللّه عز وجل: وَالسَّابÙÙ‚Ùونَ الأَوَّلÙونَ Ù…Ùنْ الْمÙÙ‡ÙŽØ§Ø¬ÙØ±Ùينَ وَالأَنصَارÙ وَالَّذÙينَ اتَّبَعÙوهÙمْ Ø¨ÙØ¥ÙØÂْسَانÙ رَضÙÙŠÙŽ اللَّهÙ عَنْهÙمْ وَرَضÙوا عَنْهÙ وَأَعَدَّ Ù„ÙŽÙ‡Ùمْ جَنَّاتÙ تَجْرÙيتَØÂْتَهَا الأَنْهَارÙ Ø®ÙŽØ§Ù„ÙØ¯Ùينَ ÙÙيهَا أَبَدًا ذَلÙÙƒÙŽ الْÙَوْزÙ الْعَظÙيمÙ [التوبة:100].  {Kuwii hore ee u dheereeyay khayrka ee Muhaajiriinta iyo Ansaarta iyo kuwii iyaga ku raacay wanaaga Allaah ayaa ka raarli noqday iyaguna way ka raali noqdeen, wuxuuna u diyaariyay janooyin ay wabiyo hoos durdurayaan, waligoodna way ku dhex waari doonaan, taasina ayaa ah liibaanta wayn}.  Ù‚ال ابنكثير رØÂمه الله: (Ùقد أخبر الله العظيم أنه رضيعنالسابقينالأولينمنالمهاجرينوالأنصار، والذيناتبعوهم بإØÂسان، Ùيا ويل منأبغضهم أو سبهم أو أبغض بعضهم أو سب بعضه).  ÙˆÙ‚ال ابنتيمية رØÂمه اللّه: ( ÙØ±Ø¶ÙŠØ¹Ù†Ø§Ù„سابقينمنغير اشتراط Ø¥ØÂسان. ولم يرض عنالتابعينإلا أنيتبعوهم بإØÂسان) [الصارم المسلول: 572].    Ibnu kasiir ayaa isagoo fasiraya aayadan yidhi: ((Allaha wayni wuxuu sheegay inuu raali ka noqday Muhaajiriintii iyo Ansaartii hore ee u dheereeyayay khayrka, iyo kuwii ku raacay wnaaga; waxaa hoogay kuwa nacay ama caayay dhammaantood ama kuwa iyaga ka mida)).    Ibnu Taymiye ayaa isagoo tacliiqinaya aayadan yidhi : [ Allaah raali ayuu ka noqday Muhaajiriinta iyo Ansaartii isagoon u shardiyin wanaag ay cid kale ku raaceen, hayaeeshee kuwa iyaga ka dambeeyay gaadhi maayaan raalidiisa hddayna iyaga wanaag ku raacin].    Ø§Ù„َّذÙينَ اسْتَجَابÙوا Ù„ÙلَّهÙ وَالرَّسÙولÙ Ù…Ùنْ بَعْدÙ مَا أَصَابَهÙمْ الْقَرْØÂÙ Ù„ÙلَّذÙينَ Ø£ÙŽØÂْسَنÙوا Ù…ÙنْهÙمْ وَاتَّقَوْا أَجْرٌ عَظÙيمٌ الَّذÙينَ قَالَ Ù„ÙŽÙ‡Ùمْ النَّاس٠إÙنَّ النَّاسَ قَدْ جَمَعÙوا Ù„ÙŽÙƒÙمْ ÙَاخْشَوْهÙمْ ÙَزَادَهÙمْ Ø¥Ùيمَانًا وَقَالÙوا ØÂَسْبÙنَا اللَّهÙ ÙˆÙŽÙ†ÙØ¹Ù’Ù…ÙŽ الْوَكÙيلÙ [آل عمران:172ØŒ 173].  {Kuwii ajiibay Allaah iyo Rasuulka ka dib markuu dhaawucu gaadhay, kuwooga iyaga ka mida ee wanaaga sameeyay Allana ka cabsaday waxa ay leeyihiin abaal-marin wayn}.  Ù‚ال عز وجل: Ù…ÙØÂَمَّدٌ رَسÙولÙ اللَّهÙ وَالَّذÙينَ مَعَهÙ Ø£ÙŽØ´ÙØ¯Ù‘َاءÙ عَلَى الْكÙÙَّارÙ Ø±ÙØÂَمَاءÙ بَيْنَهÙمْ تَرَاهÙمْ رÙكَّعًا Ø³ÙØ¬Ù‘َدًا يَبْتَغÙونَ Ùَضْلاً Ù…Ùنْ اللَّهÙ ÙˆÙŽØ±ÙØ¶Ù’وَانًا سÙيمَاهÙمْ ÙÙÙŠÙˆÙØ¬ÙوهÙÙ‡Ùمْ Ù…Ùنْ أَثَرÙ Ø§Ù„Ø³Ù‘ÙØ¬ÙودÙ ذَلÙÙƒÙŽ مَثَلÙÙ‡Ùمْ ÙÙيالتَّوْرَاةÙ وَمَثَلÙÙ‡Ùمْ ÙÙيالإÙنْجÙيلÙ كَزَرْعÙ أَخْرَجَ شَطْأَهÙ ÙَآزَرَهÙ Ùَاسْتَغْلَظَ Ùَاسْتَوَى عَلَى سÙوقÙÙ‡Ù ÙŠÙØ¹Ù’Ø¬ÙØ¨Ù Ø§Ù„Ø²Ù‘ÙØ±Ù‘َاعَ Ù„ÙيَغÙيظَ بÙÙ‡Ùمْ الْكÙÙَّارَ وَعَدَ اللَّهÙ الَّذÙينَ آمَنÙوا وَعَمÙÙ„Ùوا Ø§Ù„ØµÙ‘ÙŽØ§Ù„ÙØÂَاتÙ Ù…ÙنْهÙمْ مَغْÙÙØ±ÙŽØ©Ù‹ وَأَجْرًا عَظÙيمًا [Ø§Ù„ÙØªØÂ:29].  {Muxammad waa Rasuulkii Allaah, kuwa isaga la jiraana waa ku adagadag  yihiin gaalada,dhexdoodana way isku naxariistaan,waxaad aragtaa  iyagoo rukuucsan oo sujuudsan, oo dalbaya deeqda Allaah iyo  raalidiisa, calaamadadooduna waxay ka muuqataa wajiyadooda  raadka sujuudda awgeed}.  Ù‚ال ابنالجوزي: ((وهذا الوصÙ لجميع الصØÂابة عند الجمهور))  Ibnu Jawzi ayaa yidhi isagoo wax ka sheehgaya tilmaamaha ayaadan lagu  Sheegay: (( Sida culimada badnkoogu sheegay waxa tilmaamtan ku sifoo-  Bay dhammaan saxaabadii}.    ÙˆÙ‚ال اللّه عز وجل: لَقَدْ رَضÙÙŠÙŽ اللَّهÙ عَنْ Ø§Ù„Ù’Ù…ÙØ¤Ù’Ù…ÙÙ†Ùينَ Ø¥ÙØ°Ù’ ÙŠÙØ¨ÙŽØ§ÙŠÙعÙونَكَ تَØÂْتَ الشَّجَرَةÙ ÙَعَلÙÙ…ÙŽ مَا ÙÙيقÙÙ„ÙوبÙÙ‡Ùمْ Ùَأَنْزَلَ السَّكÙينَةَ عَلَيْهÙمْ ا [Ø§Ù„ÙØªØÂ:8]. Ùˆ عنعمرو عنجابر قال : كنا يوم الØÂديبية Ø£Ù„ÙØ§Ù‹ وأربعمائة Ùقال لنا النبيصلى الله عليه وسلم : (( انتم اليوم خير أهل الأرض )).    }Ilaahay wuu ka raali noqday mu’miniinta marka ay kugula ballamayeen Nabiyow geedka hoostiisa, Wuu ogaaday waxa ku sugan quluubtooda, wuxuuna ku soo dejiyay xasilooni{.  (( Jaabir ibnu Cabdullaahi ayaa yidhi: Tiradayadu waxay ahayd maalintii  Xudaybiya kun iyo afar boqol, markaasuu Nabigu صلى الله عليه وسلم nagu yidhi: {Idinkaa maanta ugu kkayr badan dadka waxa dhulka ku dul uuman})).  Baycadani waa Baycatul Ridwaan oo`ka dhacday meesha la yidhaahdo al-Xudaybiya. Saxaabada baycadan la gashay Nabiga صلى الله عليه وسلم waxay tiradoodu ahayd kun iyo shan boqol sida uu Jaabir inoo sheegay.  Waxa aayadan ku cad inuu Ilaahay ka raali noqday saxaabada, sidaa awgeed suura gal maaha in qof Alle ka raali noqday ku dhinto gaalnimo. Ilaahay ayaan ka baryayaa inaanu gaalnimo inagu dilin.    .  ÙˆÙ‚ال اللّه عز وجل: Ù„ÙلْÙÙقَرَاء الْمÙÙ‡ÙŽÙ€Ù°Ø¬ÙØ±Ùينَ الَّذÙينَ Ø£ÙØ®Ù’Ø±ÙØ¬Ùواْ Ù…ÙندÙيَـٰرÙÙ‡Ùمْ وَأَمْوٰلÙÙ‡Ùمْ يَبْتَغÙونَ Ùَضْلاً مّÙÙ†ÙŽ اللَّهÙ ÙˆÙŽØ±ÙØ¶Ù’وٰنًا ÙˆÙŽÙŠÙŽÙ†ØµÙØ±Ùونَ اللَّهَ وَرَسÙولَه٠أÙوْلَـئÙÙƒÙŽ Ù‡ÙÙ…Ù ا لصَّـٰدÙÙ‚Ùونَ وَالَّذÙينَ تَبَوَّءوالدَّارَ وَالإيمَـٰنَ Ù…ÙنقَبْلÙÙ‡Ùمْ ÙŠÙØÂÙØ¨Ù‘Ùونَ مَنْ هَاجَرَ Ø¥ÙلَيْهÙمْ وَلاَ ÙŠÙŽØ¬ÙØ¯Ùونَ ÙÙÙ‰ ØµÙØ¯ÙورÙÙ‡Ùمْ ØÂَاجَةً مّمَّا Ø£ÙوتÙواْ ÙˆÙŽÙŠÙØ¤Ù’Ø«ÙØ±Ùونَ عَلَىٰ Ø£ÙŽÙ†ÙÙØ³ÙÙ‡Ùمْ وَلَوْ كَانَ بÙÙ‡Ùمْ خَصَاصَةٌ وَمَنيÙوقَ Ø´ÙØÂÙ‘ÙŽ Ù†ÙŽÙْسÙÙ‡Ù ÙÙŽØ£ÙوْلَـئÙÙƒÙŽ Ù‡ÙÙ…Ù الْمÙÙÙ’Ù„ÙØÂÙونَ والذينجاؤوا منبعدهم يقولونربنا Ø§ØºÙØ± لنا ولإخواننا الذينسبقونا بالإيمانولا تجعل Ùيقلوبنا غلا للذينآمنوا ربنا إنك رؤوÙ رØÂيم [الØÂشر: 10].  {(waxa kale oo qaniimada wax ku leh) Muhaajiriinta fuqarada ah ee laga soo  saaray guryahoogii iyoo xoolahoogii,iyagoo dalbaya fadli xagga Alle ah iyo  raalidiisa, una hiilinaya Allaah iyo Rasuulkiisa, Kuwaasaana ah kuwa runta  sheegay. Kuwii iyaga hortood Madiina deganaa(guryaha ku lahaa)  iimaankana aqbalay waxay jecelyihiin kuwa u soo hijrooda, laabahoogana  uguma hayaan masayar wixii la siiyay muhaajiriinta, kuwaasi ayay ka horem-  ariyaan( ay ka doorbidaan) naftooda inkastoo ay iyagaba baahi hayso.  Qofkii laga dhowra bakhaylnimada(lexojclada) naftiisaa, kuwaasi ayaa ah  Kuwa liibaanay}.        ÙˆÙ‚ال اللّه عز وجل: ÙƒÙنْتÙمْ خَيْرَ Ø£ÙمَّةÙ Ø£ÙØ®Ù’Ø±ÙØ¬ÙŽØªÙ’ Ù„ÙلنَّاسÙ ØªÙŽØ£Ù’Ù…ÙØ±Ùونَ Ø¨ÙØ§Ù„ْمَعْرÙÙˆÙÙ وَتَنْهَوْنَ عَنْ الْمÙنكَرÙ ÙˆÙŽØªÙØ¤Ù’Ù…ÙÙ†Ùونَ Ø¨ÙØ§Ù„لَّهÙ [آل عمران:110]  ((Waxaad tihiin ummad tii ugu khayr badan ee loo soo saaray dadka, waxaad fartaan wanaaga, waxaadna iska reebtaan xumaanta, Ilaahayna waydun aamintaan))    Ilaahay wuxuu sheegay inay asxaabtu ka khayr badanyihiin ummadaha kale oo dhan, markhaatiga ilaahayna mid kale oo u dhigmaya la heli maayo. Aayaddu iyagay ku soo degtay , ummadda intii ku dayata asxaabuna nasiib iyo qayb ayeey ku leeyihiin khayrka iyo fadliga. Waana Arin sugan inay ummadda Nabi Maxamad ka fadli badantahay ummadaha kale. Hasa yeeshee, waxay runtu tahay ina khayrnimada ummaddu ku xidhantahay in la xaqiijiyo oo lagu sifoobo seddexda shardi ee Ilaahay ku sheegay aayada, oo ah kuwo ay asxaabtii qayb libaax ka heleen. Sifooyinkana waxay yihiin: macruufka oo lays faro, xumaanta oo layska reebo iyo in Ilaahay la aamino.    ÙˆÙ‚ال عز وجل: وكذلك جعلناكم أمة وسطاً لتكونوا شهداء على الناس ويكونالرسول عليكم شهيداً [البقرة:143].  ((Sidaasi ayaanu idinka dhignay ummad caadila, si aad markhaati ugu noqotaan dadka Rasuulkuna idiinku noqdo markhaati)). Quote Share this post Link to post Share on other sites