Sign in to follow this  
Ismahaan

Shaaha cagaaran

Recommended Posts

Ismahaan   

Asc wr br all muslimin!

Salanta islamka ka dib waxaan rabey in aan idin la socod siiyo intiina aan ogeeyn arin aan malin dhaweeyd ka aqriyey Medical journal ka soo baxa dalka Uk. Kaas oo ciwaan kiisu ahaa ‘’the Green tea could help protect against the damage caused by heart attacks and strokes‘’. Hada waxaan ka helay web web yada somalida ka mid ah sheekadii oo Somali ku turjuman. Marka madama aan nahay Somali inagu waxaan aad u cabnaa shaaha madow oo aan cafimaadka jirka u fiicneeyn. Marka waxaan kula talin lahaa walaalahayga somaliyeed in aay iska yareeyaan shaaha madow (the black tea) oo ku badashaan shaaha cagaaran (the green tea).

 

Sheekadiina waa tan hoos ku qoran:

 

 

Khasnad Caafimaad oo lagu magacaabo Shaaha Cagaaran

(Somalia, January 15, 2008 Ceegaag Online)

Sideedaba sida aynu ka daalacanay Reports badan oo Caafimaadka la xidhiidha beryahan dambe waxaa la ogaaday in Shaahu guud ahaan leeyahay faa'iidooyin aad u fara badan oo daruuri u ah Jidhka Bini Aadamka taas oo ka gedisan Reports kii hore oo lagu sheegi jiray in Shaahu wax yeelo u leeyahay Jidhka Bani Aadamka

 

Saddex ama Afar Koob oo Shaah ah Maalin walba ayaa waxa ku sugan faa'iidooyin fara badan

 

Waxay yidhaahdeen Khubaro Britain ah oo baadhitaan ku samayay Caleenta Shaaha inaad cabto Saddex ama Afar Koob oo Shaah ah Maalin walba ama ka badan waxay u keenaysaa Nafta isla faa'iidada ay u keento inuu Qofku cabo Qadara badan oo Biya ah iyo weliba faa'iidooyin kale sida inuu ka ilaaliyo Jidhka dhibta Wadna Istaaga (Heart Attack)iyo qaar ka mid ah noocyada Kudka(Cancer),Baadhitaankan waxaa lagu beeniyay Ictiqaad hore oo aad loo aaminsanaa oo ah in Shaahu uu keeno in uu hoos u dhaco Dheecaanka (Liquid) ka Jidka ku jira

 

Waxayna u arkaan Culimadu in Maadad ku jirta Caleenta Shaaha ee Flavonids uu yahay Masuulka aasaasiga ah ee faa'iidooyinka Caafimaad ee uu leeyahay,waxa kaloo ku jira Caleenta Shaaha Madooyin kale uu Baadhitaanku cadayay in ay ka qayb qaataan ka ilaalinta Cells ka Jidka inuu telfo,waxayna ka heleen Kooxdan Baadhayaasha ahi daliila Cilmi ah oo cad in cabitaanka Saddex ama Afar Koob oo Shaah ah Maalin walba ay tahay suura gal in ay yarayso Suura galka ah inuu Qofku qaado Wadna xanuun keena Wadnaha oo istaaga

 

Waxay kaloo tilmaamtay Diraasadanu in cabtaanka Shaahu uu yarayo fursadaha ah in Qofku qaado Xanuunka Kudka (Cancer)hase yeeshee arintan iyaduna wanaagsan ee Shaahu leeyahay way ka yara daliil yartahay Cilmi ahaan arinta hore ee Wadna Xanuunka

 

Dhakhtarad u Madax ahayd Kooxda baadhitaankan samaysay baa waxay tidhi cabitaanka Shaahu waa ka mudan yahay cabitaanka Biyaha waayo Biyuhu waxay kordhiyaan oo bedelaan Dheecaanka (Liquids)Jidka Shaahuna sidoo kale ayuu u bedelaa Dheecaanka Jidka wuxuuna dheer yahay faa'iidooyinka aan soo xusnay

 

Waxayna diiday Dhakhtaradu Fikradii hore aadka loogu haystay ee ahayd inuu Shaahu qalajiyo Jidka,waxayna tidhi Dirasado lagu samayay Maadada Coffayin waxay muujisay in hadii la cabo Qadar aad u badan oo iyada ah uu yaraynaayo Dheecaanka Jidka hase yeeshee waxay u aragtaa in aan taas ku dabaqmayn cabitaanka Saddex ama Afar Koob oo Shaah ah.

waxana tilmaam mudan in Diraasado hore cadayeen in Shaahu Carqaladayo nuugista Jidka ee Iron ka markaa taas waxa weeye macnaheedu in Dadka qaba Xanuunka Anemia ha ay ka fogaadaan cabida Shaaha markay Cuntada cunaan dabadeed si toos ah

 

Shaaha Cagaaran

 

Iyada oo Shaahu guud ahaan uu leeyahay faa'iidooyinka aan soo xusnay ayaa hadana waxa lagu tilmaamay noocan cagaaran Khasnad Caafimaad faa'iidooyinka balaadhan ee uu leeyahay awgeed.

 

Waxa lagu ogaaday Diraasado Cilmi baadhis cusub ah dhowaan in Shaaha cagaarani leeyahay faa'iidooyin wayn oo ilaalinaya Caafimaadka waxaana ka mid ah kuwan:

 

1-Shaaha cagaaran wuxuu saacidaa in ay yaraato heerka Protien ka Xaydha ah ee loo yaqaano Cholestrol ka ee xun markaas wuxuu kaa ilaaliyaa inaad qaado Xanuunada Wadnaha iyo Sanbabada

 

2-wuxuu aad hodon ugu yahay Maadadaha ka ilaaliya Jidhka Xanuunada guud ahaan

 

3-mida ugu xooga badan Maadadahaa oo loo yaqaano EGCG taas oo ka caawisa Jidhka inuu iska ilaaliyo wax yeelada kaga imanaysa Shucaaca Qoraxda iyo noocya kala gedisan oo ka mid ah Kudka (Cancer)

 

4-wuxuu kale oo ka ilaaliyaa Jidhka hadii la mariyo Dubka Dildilaaca iyo inay kala qaybsanto Cells ka aan caadiga ahayn kaas oo soo baxa sababta Kulka Qoraxda ee dhibta leh

 

5-wuxuu midab u yeelaa Ilkaha hase yeeshee wuxuu ka ilaaliyaa Suuska waayo waxa ku jira Maadada la yidhaahdo Floride wuxuuna ilaaliyaa Ciridka wuxuuna la dagaalama Becteria da dhibta leh iyo weliba wuxuu la dagaalamaa urta neefsiga ee la karahsado

 

6-wuxuu wanaajiyaa shaqada Kelyaha wuxuu ka ilaaliyaa Fashilka Kelyaha wuxuuna nadaamiyaa Dhaqdhaqaaqa Caloosha

 

7-wuxuu ka ilaaliyaa Maskaxda shooga wuxuuna hagaajiyaa Xusuusta iyo u Fiirsiga iyo Garashada

 

8-wuxuu la dagaalamaa inay Sonkortu kor u kacdo wuxuuna kaa caawiyaa dhimista Miisaanka hadaad cabtid Cuntada dabadeeda

 

Wabillaahi atowfiiq

 

Waxaa soo ururiyay oo soo guuriyay: Essa Mohamoud

 

Ps: Madama hada ka hor aay researchers badan beeniyeen arinkaan in the green tea cafimaad yahay see adi fekrad ahaayn u aragtaa ama hadaba tahey medicinest or researcher maxaa ka qabtaa fekradaan?? Anigu koleyba hada laga bilaabo waxaan cabayaa 5 cups of green tea malin kasta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cab shantaada koob. Illahayna caafimaadka aad ka doonayso hakaa siiyo.

 

I drink green tea abt 2-3 cups a day. The most astonishing of all is it makes me alert and focused. am drinking now coz i have an exam soon. However, i dont know abt cholestrol reduction and other stuff ineey run tahay.

 

Have u hard it is not good during pregnancy?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Originally posted by umu zakaria:

Cab shantaada koob. Illahayna caafimaadka aad ka doonayso hakaa siiyo.

 

I drink green tea abt 2-3 cups a day. The most astonishing of all is it makes me alert and focused. am drinking now coz i have an exam soon. However, i dont know abt cholestrol reduction and other stuff ineey run tahay.

 

Have u hard it is not good during pregnancy?

Thanks sweetie. Yes green tea is good for the concentration why not labadoo halkoo iska cab. smile.gif

 

Yes I heard this but I am not sure however it is possible because the green tea has about 5 times as much epigallocatechins molecules (EGCG) as regular tea. The main problem of green tea during pregnancy is that the EGCG are structurally similar to a compound known as methotrexate. I'm sure the occasional cup or moderate amount is ok.

 

Here is some Duas that may help you during study – I say often & it has been a source of comfort for me

 

Dua Before Studying

Allahumma infa’nii bimaa ‘allamtanii wa’allimnii maa yanfa’ unii.

O Allah! Make useful for me what You taught me and teach me knowledge that will be useful to me.

Allahumma inii as’aluka fahmal-nabiyyen wa hifthal mursaleen al-muqarrabeen.

O Allah! I ask You for the understanding of the prophets and the memory of the messengers, and those nearest to You.

Allahumma ijal leesanee ‘amiran bi thikrika wa qalbi bi khashyatika.

O Allah! Make my tongue full of Your remembrance, and my heart with consciousness of You.

 

Innaka ‘ala ma-tasha’-u qadeer wa anta hasbun-allahu wa na’mal wakeel.

(Oh Allah!) You do whatever You wish, and You are my Availer and best if aid. Protector and the best of aid.

 

Dua After Studying

Allahhumma inni astaodeeuka ma qara’tu wama hafaz-tu. Faradduhu ‘allaya inda hagati elayhi. Innaka ‘ala ma-tasha’-u qadeer wa anta hasbeeya wa na’mal wakeel.

Oh Allah! I entrust You with what I have read and I have studied. (Oh Allah!) Bring it back to me when I am in need of it. (Oh Allah!) You do whatever You wish, and You are my Availer and Protector and the best of aid.

 

Dua While Studying Something Difficult

Allahumma la sahla illama ja-’altahu sahla wa anta taj ‘alu al hazana etha shi’ta sahla.

O Allah! Nothing is easy except what You have made easy. If You wish, You can make the difficult easy.

 

I wish you all the best sis smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thank you and Jazzakalaah sis. I will make sure to memorize and read as often as I can. Beautiful duas indeed.

 

What feild r u into? In Health science ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Originally posted by umu zakaria:

Thank you and Jazzakalaah sis.

What feild r u into? In Health science ?

Waa iyaaka sis.

I am currently doing a Masters Degree (MSC) in Molecular Medicine and Cancer Research what about u? Are u in health science as well? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this