Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Ereyadaan maqalkooda goormaa kugu dambeysay

Recommended Posts

Ereyadaan qaarkood oo Afsoomaali dhab ahaan ahayn oo lasoo deensaday, sidaas oo tahay Afsoomaaliga waa kasii guurayaan. Adoo maqashid goormaa kugu dambeysay?

 

Jinijini => cartoons

Calibeesteen => native North American tribes

Boorsamiinto => movie trailers

Moolo moolo => slow motion scenes in the movies

Kaabalaadar => the top bad guy in films

 

Kuwaan aflaanta ama filimaanta ayee ku jiri jireen iskaga soo xasuustay caawa. Kusoo dar wax kale haddaa xasuusatid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Salaam brother MMA, sideed tahay?

 

You're right, you rarely hear these words, some wouldn't even understand them because they are mainly used by ciyaal xamar, I think.

 

I have this close friend who probably overuses the word jini, esp when she's talking about or used to talk about this one brother whom the word probably fit well; she'd always say ' wax jini luu sheegaa' lol. But I never knew jinijini meant cartoons.

 

I also tend to hear/use calibeesten nowadays for I live in Saskatchewan now; but quite honestly, I'm appauled by how the aboriginal community which we rarely heard much of in Ontario are so segregated and marginalized here in SK, it's really disheartening to see the type of living standards they've in way been forced to accept by mainstream society, or by stupidh cadaans shall I say.

 

So yea, these words are nearing extinction because perhaps ppl are resorting to uhm, 'real Somali'? :D

 

Here, I have a word for you, have you heard of the word jaangowracan recently, ever? For some reason I like to use that word, when it's befitting of course.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wa salaan, walaasheey Xaniifo yaa Nafiisa. Ciid wanaagsana horta.

 

Maxaa tiri, Saskatchewan? Ma Regina ayaa isgeysay? Bisinka. "Jikadii" [ :D ] ma nacday aan kugu ogaa?

 

Soomaali badan maa joogto taloow deegaankaas, koley waa hubaa inay Soomaali joogaane. Ar abaayadiis iska ilaali meesha, kaligaa meel aan lagaa aqoon degnoow dhibaato waayee.

 

Haa, jinijini 'cartoonka' ayaa la dhihi jiray. Dadka waa weyn ereyga Talyaaniga ee 'tubiliini' ayee isticmaali jireen.

 

Kan calibeestaan ayaa iga yaabiyo runtii. Ma'ogi Soomaalida meeshee kasoo alifeen. Koley filin qof fiirsaday ayaa alifaa filaa, oo filinkaas kasoo raacay, sida Cali Dheere camal. Soomaalidii hore sida ciyaal internetka u isticmaalaan 'faarax' ayee 'cali' u isticmaali jireen.

 

"Jaangowracan" maxaa laga wadaana? Yaa gowracee? Ar ha isoo marin haddaa dad iyo jaanba gowraceysid. :D

------------

 

Af jinni. does any1 speaks them nowadays?

Aah. Da'iga kamu dahashaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ummu Zakaria, waaw, lab oos roq fa' nijigaa qataano naa ra'agnee, sime xawaa qataanaa fa' nijiga lake oo raxfaha galu radaayo,

 

Nafisa, long time, xageed ka soo dhacdey, hal mar unbaad wabac soo tiri smile.gif

 

 

MMA, xaasib xamaa sucub, fa'kaan in raatiikh galu roqo yaawe dahii lake laawa lihmaamaa, lab ak oos rawan ra'intaas

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuunka, aaw guku caarsanahay nurtii in Fa'moosaali galu roqo xawaan daban oo uk saabsan xaxyaabihii dhacay cadhay gadaaladii hokar.

 

Runtii habeen dhawayd ayaanba saas ka fikiraaye ka waran? In 'museum' aan meel ku aruuriyo waxyaabihii dhacay, yaalay ama lagu dhaqmi jiray dagaaladda kahor. Xataa suu dalka u ekaa muuqaalkiis.

 

Waxaan ogaaday saan haddii saan lagu sii socdo waxyaabo badan ayaa dhumaayo, oo jiilka soo koraayo oo haddaba qaangaaray waxba kala socon dalkeena suu ahaan jiray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

MMA, ciid wacan walalow inkastoo soo noqodkeedii dhawyahay :D . (I know, anaa soo daahay).

 

Actually I'm in Saskatoon. A relatively small but very nice and quiet University city. I really love the peaceful environment and the very friendly people of the city who alsways tend to smile for people. Jikadii iyo ON oo idil iyo pollutionkooda waan isku nacay, mar hore...I thought it was time for some fresh air.

 

Alxamdulilah, quite a few Somali families live here. I met this one wonderful lady in the Mosque on my first day and I said salam as I suspected she was Somali but she didn't recognize me as Somali, and then I said 'seed tihiin', with great surprise, she asked, ma somali baad ku hadashay? next thing I know she jumps and gives me a warm embrace and quickly takes me to another lady to introduce 'the new Somali girl in town'. LoL. And then sure enough, everyone else knew about me and was coming to greet me at gatherings. You just gotta love small towns! It's wonderful to see so much love for somalinimo. Maalintaa kadib, gurigooda ayeey igu cazumeen and they've been so kind and caring, always making food for me. One lady always says when I ask her why she troubles herself, "naa aamu, gabadh ardayad ah oo kaligeed ah ayaa tahaye, si fiican wax u cun" :D . Ilaahay kheyr ha siiyo waa dad dadka jecel, Masha'Allah. Hooyadeey ducadeeda ah 'Allah umada ha kuu cabiidiyo oo albaabkii walba ee kheyrku kuugu jiro ha kuu furo.' ayaa la ii aqbalay baan umalayn, shukran lilaah.

 

Also the general Muslim community here, even though not that huge, is very strong and connected Masha'Allah. One would hardly feel lonely among them. There's always an event or a gathering of some sort, to maintain the Islamic bond and spirit. So yea, the western prairie life isn't so bad after all (well, I shall wait and see about winter first...war baa jiri doona :( ).

 

 

Nuune: Walal saa uma sii fogeyn, mar mar waa la iska key arkaa, ee adiga yaaba ku arka. Insha'Allah, all is well with you. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saas haddeeba tahay, anigana waa soo socdaa. Booska iiga baneey, Soomaali saas isku jecel waa yaraadeen labadaan bari.

 

Wali qaboobga gobolkaas ma arki aa tiri, maskiin hee maadaama qaboowgooda yaa u adkeysan karo, balaayo qalafsan oo qalalsan waaye.

 

Haye meeshaada Eebba ha kugu badbaadiyo. Haa, hooyo ayaa kuu duceysay, iridaha waa kuu furmeen, laakiin amaaba kii la sheegaaye camal noqotay oo markuu diyaaradda ka tagay iridii ugu horeysay markee isfurtay [yacni 'automatic' ahaan], ducadii hooyadiis soo xasuustay, oo sajuud galay asagoo mahadnaqaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Ameen walaalkiis. :D @ the guy albaabyada u furmeen, how did I not remember that classic one. Malaha waaban u malayn isagooo kale inaan noqday saa albaabo badan umbaaba furmaya'e maalmahan. LOL.

 

And you are more than welcome to join us here, gacmo furan baa lagugu soo dhaweyn. The economic boom might also quicken your decision baan ku idhi, if your looking to invest all that dough you've been saving for God knows how many years now :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

naiga aaw sakaa fa niji. xamaa gu roqee daiga rawyaa? fa moosaali lakiya uk roq hoon.

 

Uune daiga gamacaada am la dabali rako hoon! disee ool roqaa si,oo geesh?

 

Damn, i forgot that language. its been so long.

 

MMA good topic

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this