Sign in to follow this  
Wiilo

Maxay Tahay Talada aad siinkareyso Qof Raba Inuu Guursado?

Recommended Posts

Anigu talada aan siinayo waxay tahay inuu qofku naftiisa ka shaqeeyo kuna dadaalo sidii uu qof fiican u noqon lahaa ,,,, qofka uu dooranayana aanuu qurux keliya ku dooran iyo dhoolla caddayn ee uu dhaqanka dhabta ah iyo dabeecadda ku raaco ,,,,,

 

waxa kele oo aan kula talin lahaa hadii ay gabar tahay inay uunsiga iska badiso ,,, una diyaar garowdo inay habeenkii is qaawin doonto wixii imika ka dambeeya , ,,, :D:D:D:D:D:D

 

JOKING ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Jaceylbaro since aad aniga hadda ka soo laabatay your Honeymoon-kaaga waxaan filaa talo fiican waad bixin kartaa.. :D:D:D joking with you man...

 

 

Anyways, thanks y'all it has been great responds and advices from y'all.........thanks.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

haa sow ma aragtid ,, wixii guur, jacayl, caashaq, isku dheg ,, isku nacaal ah oo dhan aniga igu daaya taladeeda ,, anigaa ka sheekh ah hawlahaas oo dhan ,,,,

 

Haye ,, maxaan idiin qaban karaa hadda Wiilo ,, ??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this