Sign in to follow this  
Shirwac

Abaa ii dhiib update your game...

Recommended Posts

Emperor   

Abaa ii dhiib, maxay tahayna?

 

horta aniga sidaan u aqaan, Abaayo ii dhiib aan maqli jiray! Laakiin abaa ii dhiib, rag is shaxaadaya aan umaleeyabee

 

Nuune ayaa saxay oo yiri waa Shukaansigii hore - Abaayo ii dhiib, looool

 

Gabdhaha reer magalnimo wax aan lafahmaynin aa la iska dhigooyaa - Alaabtaas aa lee lagu soo shukaamin jiray lee iyagana maxaa laga wadaa ayba la imadeen, Maxaa manala soo shukaansanin maa leedihiin, heeeeeeeeee xataa anigaa lol namarsiiya hee :D:D Kaftan wacan yaah

 

Shiwac duqa adigana bahasha iska sax, Haash sigaar ah inaad baryaysid aa lagu maleenaabee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this