Sign in to follow this  
Diamante

Moderators???

Recommended Posts

Wiilo   

"waxaa kaloo noo imaaday gabartoo oo wiilo ladhaho, ilahee ka barya in ee idinku helin barxad iyadoo buuma xiran oo waxee laad ku kicaso raadineyso"..

 

 

Waraa dhagayso aniga ma'ihi qof VIOLENT ah ok, laadkana waxaan ku kiciyaa BANOONI kaliya ok, haddii meesha waar diyo laygaga dhigo Qayr weeye wax dacwad ah kama qabo :D

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigaaba xasuusta maalintii aad banoonida igu soo laadday ,,,, bismillaaaaah ! ! waanba qaban kari waayay ,,,, dhulkaan ula dhacay ka warran :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this