Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso: Bari Djibouti to sign economic, political cooperation

Recommended Posts

Duqa Magaalada Bosaso ahana Gudoomiyaha Golaha Shacabka Magaalada Bosaso ayaa Kawaramay Xiriir Dhowaan Dhexmaray Gobolka Bari iyo Jabuuti

 

Bosso:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Degmada Bosaso ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa Sheegay inuu Dhowaan safaro shaqo Xiriir 2 Gobol ah u tegey Dalkaasi Jabuuti ,Waxa uu sheegay Cabdirisaaq Xareed ismaciil Gudoomiyaha Golaha Shacabka Degmada Bosaso in ay si wayn Xukuumada Jabuuti Gaar ahaan Gudoonka Gobolka Jabuuti ay uga wada falanqoodeen wada Xajoodka Xiriir Hanaanshaqo oo dhexmara 2 daasi Gobol ee Bari iyo Jabuuti.

 

C/risaaq Xareed ismaciil ayaa intaasi ku sii daray in safarkiisu uu ku wajahnaa Casumaad uga timid Dowlada Jabuuti taas oo qayb ka ah sidii ay 2da gobol isga tageeri lahayeen arimo dhowra oo ay qayb ka yihiin Hanaanka ganacsiga isku Xidhka dhanka waxbarashada 2da Gobol iyo Xiriiro dhanka siyaasada ah oo ka dhexdhalata 2daasi Gobol.

 

Inkstoo uusan Faahfaahin dheeri ah ka bixin xaaladaha guud ee shararka ay soo qateen ay isula meel dhigeen ayaa hada waxaa gudoomiyuhu uu Daaha ka rogey in ay ku soo dhamaatay xaaladoodu is afgarad iyo wada Xajood Xushmadi ku dheehantahay iyadoo si wad Jira ay qalinka Ugu Degeen Wada shaqayn Dhermarta 2da Dhenac.

 

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Degmada Bosaso ayaa talaabadan ku tilmaamay mid ka Maamu ahaan iyo ka Gobol ahaanba Fudaynkarta waxbadan oo ka mid Shaqada ka dhexaynkarta Jamhuuriyada Jabuuti iyo Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Puntland.

 

Waxaa sidoo kale uu sheegay Gudoomiyuhu inuu soo agkay sida ay Dalka Jabuuti u dhisantahay iyo Dowlada ka dhisan ,waxaana uu sheegay in dhowaan uu casumaad u Fidin Doono ayana ku soo booqan Donaan Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari.

 

Maxamed Axmed Ciise

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this