Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

War to Break in Mudug Region!

Recommended Posts

The supporters of the Islamic Courts of Badbaado in Mudug with the help of Al-Furqaan Court are going to rock the region by showing the people the true taste of justice in Islaam, IA.

 

________________________

Ciidamada maxkamadaha oo dhaqdhaqaaq Milateri ka bilaabay deegaano ka tirsan gobolka Mudug iyo dagaal laga cabsi qabo inuu dhexmaro iyaga iyo…

 

Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in shalay ilaa xalay uu halkaasi ka jiray dhaqdhaqaaq ciidan oo aad u xoog badan, kaasoo ay wadeen ciidamo ka tirsan maxkamadaha Islaamiga ah, gaar ahaan deegaanada Bandiiradley iyo Gelinsoor oo ay ku kala sugan yihiin ciidamo ka kala socda Col. Qeybdiid iyo Puntland oo dhinac ah iyo kuwa maxkamadaha.

 

Wararku waxay sheegayaan in ciidamo ku hubeysan ilaa 30 baabuurta dagaalka ah oo ka socda dhinaca maxkamadaha ay xalay gaareen halka loo Farcaano oo ku taala deegaanka Bandiiradley, iyadoo la sheegayo iney ku sii wajahan yihiin magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, halkaasoo dhowaan qeybta hoos tagta maamulka Puntland looga dhawaaqay maxkamad Islaami ah oo la magac baxday (Badbaado).

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in cabsi aad u fara badan ay halkaasi jirto, taasoo salka ku heysa suurtagalnimada dagaal ay fooda is daraan dhinacyada maamulka Puntland iyo Col. Qeybdiid oo dhinac ah iyo ciidamada maxkamadaha ee halkaasi ku sii siqaya, iyadoo mas'uuliyiinta ugu sareysa Puntland ay haatan ku sugan yihiin Gaalkacyo si ay ula socdaan dhaqdhaqaaqa ciidan ee ka jira gobolka Mudug.

 

 

 

 

Nasrudiin Ceydiid Salaad (Diini), Muqdisho, Somalia

diinicadde@hotmail.com

 

Source: www.dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this