Sign in to follow this  
Kamaavi

Golaha Senate Maraykanka oo Xaalada Bishaaro Wacdi Kulan Kaga Hadlay.

Recommended Posts

Kamaavi   

2rq0uiq.jpg

 

Gudi Hoosaad Xariirka Arrimaha Dibada ee Dowlada Maraykanka ayaa Maalinimadii Labaad ooga hadlay Xaalada Itoobiya si qoto Dheer, Qodobada Itoobiya ee laga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa, Xisbiga Talada haya ee EPRDF oo Marin Habaabiyay Nidaamka Demoqraadiga Itoobiya.

 

Xariga Laba Haweenay ah oo mid ay tahay Hogaamiyaha Mucaaradka oo Xaaladeeda Caafimaad Laga Dayrin, Iyo Bishaaro Wacdi oo Maamulka Somaliland Itoobiya u soo gacan galiyay.

 

Bishaaro Wacdi ayaa noqotay Qofkii oogu horeeyay ee Shacab ah ee Dowlada Maraykanku Kal fadhi ku Magacowdo, Midaas oo la oran Koro Bishaaro waxaa og Xaaladeeda Dowlada Maraykanka.

 

Warbaxintan Golaha Senate laga hor Akhriyay ayaa lagu sheegay In Bisharo Wacdi la Xiray sanado kahor, Ninkeeda la Dilay oo ay haysto Caruur Agoon ah Sirdoonka Itoobiya Iyo Maamulka Hargaysana Doonayaan iny Cirib Gooyaan Caruurtaas Agoonta ah.

 

Khubada Marka la jeediyay ayaa waxaa Ilmeeyay ogu Yaraan 20 Mudane oo Goobta fadhiya oo Markaas oogu Horaysay Maqalka Arrinkaas Mid ka mid ah Mudanayaashaa ayaa Yiri Bishaaro waa inaan Xabiska oogu Booqdaa Ninkaas oo ah Waaxda Arrimaha Dibada Afrika u qaabilsan Xuquuq Insaanka.

 

Waxaa Isla Goobta Xisaab u taalo ah Maamulka Somaliland oo soo Booqayan Washigton oo arrinkaas la hor Dhigayo.

 

Khubada Qoraalka Golaha Senate laga Akhritay ayaa u qornayd Sidan.

 

My concern continues for the deteriorating condition of Ms. Birtukan [bun-TOO-can] who testified before this Committee and continues to languish in prison in Ethiopia along with hundreds of others, without access to medical care. I hope to learn more today what our policy is toward Ethiopia.

 

 

The Government of Somaliland in February handed over a woman named Mrs. Bishaaro [bih- SHAH-ro], a registered refugee in Somaliland, to Ethiopian security forces. A few years ago she was arrested and tortured by Ethiopian security and her husband was executed. I understand there is a delegation visiting from Somaliland currently and hope to learn what the U.S. position is on this case and on Somaliland more broadly.

 

Isha warka!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

The Government of Somaliland in February handed over a woman named Mrs. Bishaaro [bih- SHAH-ro], a registered refugee in Somaliland, to Ethiopian security forces. A few years ago she was arrested and tortured by Ethiopian security and her husband was executed.

Insha Allah, Illaah baa la jira Bishaaro, waxaanu rajeenana inay dhakhso xoriyadeedii dib ugu hesho

 

Amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this