Sign in to follow this  
Kamaavi

DFS oo Duqeysay Qabuur

Recommended Posts

Kamaavi   

Published: 24 March 2010

 

KN: DKMG ah ayaa madaafiic ku weerartay qabuur ay ku aasnaayeen culumo Soomaaliyeed kuwaasoo ay shalayto faagtey xarakada Alshabaab, ujeedka duqeynta waxaa lagu sheegey mid lagu waxyeeleynayo ciidamo halkaasi wali faagis ka waday

 

Lama oga waxyeelada ay duqeynta geeysatay, hase yeeshee waxaa la fahamsanyahay in xiliga duqeynta dhacaysay ay halkaasi ku sugnaayeen ciidamo iyo shaqaalo rayid ah oo faagis iyo burburin ka waday qabuurta oo ku taala degmada Wardhiigleey ee Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this