Jacaylbaro Posted October 7, 2007 Madax waynaha Maamul gobleedka Makhir state Of Somaliya Mudane Jibriil calisalaad ayaa Baaq u soo jeediyey Maamulka lamagac baxay Somaliland iyo Maamulgoboleedka Puntland oo Dhowaanahaba ku Herdamayey Gacan ku hayta iyo sheegashada Gobolka Sool ee Magaalada laascanood waxaa uu ku baaqay Madax wayne Jibriil cali salaad in laga taliyo Nabadgelyada iyo Xisiloonida Dalka madaama aan waqigan hada la joogi loo baahnayn Dagaalo iyo Dhibaato dib uga soo cusbaanaata Dalalka iyo dadka Xaqdhowrka iskule ee Deriska ah, Madax waynaha Maamulka Maakhir state of Somaliaya waxaa uu si wadani nimo ku dheehantahay oo naxariisle uga Codsaday Maamulada Puntland iyo Somaliland inay joojiyaan gebi ahaanba Colaada iyo dagaalka ay ka wadaan Magaalada laascanood iyo Gobolkla sool waxaan Madax waynuhu uu Ka codsaday Shacabka soomaliyeed isimada waxgaradka dhalinyarada iyo Ururada Rayadka ah inay tixgelinayaan nabadgelyada oo ah buu yiri Shay qaaliya oo aan la heli karin, Madax waynaha oo ku sugan Degmada Xingalool ee Gobolka sanaag ee Maamulka maakhir state ayaa Carabka ku dhufatay isgoo ku hadlay Magaca Maamulka makhir state in dowlada Federalka ah oo Maamulka makhirsate hoostimado la tageero iyadoo dowladuna ay ka shaqaynaso xasiloonida iyo dib u soo celinta Hanaanka Qaranka Somaliyeed. Mudane Jibriil cali Salaad Madax wayanah DG MSS ayaa sheegay oo ku soo celceliyey in aan loo baahanay dhig data iyo Dagaalo Dib uga bilaabma Gobolada dalka Soamaliya waxaana uu madax waynuhu shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay Maamulkiisu wax kasta oo ay ku jirto dantra Umada Somaliyeed. halkan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 7, 2007 Good job by president, I think he should be involved in mediations. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2007 A real example of what reer Sool will do next .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 7, 2007 You have learned a valuable lesson since Dhahar, no closing the border in "eastern Sanaag" huh? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2007 U better guard Garowe sxb ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 7, 2007 ^^^Lets put this in the record you are still dreaming of "cloosing" the border? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 7, 2007 You did not even read the article you posted. Madax waynaha Maamul gobleedka Makhir state Of Somaliya Mudane Jibriil calisalaad ayaa Baaq u soo jeediyey [/b]Maamulka lamagac baxay Somaliland[/b] iyo Maamulgoboleedka Puntland oo ........................... loool. when the bullets fly I can count on Col Jibril to be shooting at the self declared secessionist Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2007 U should listen to the president's call ..... don't switch positions we all know Bugland has nothing to do with Maakhir. They made their choice and got their freedom from Garowe militia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 7, 2007 ^^^Are you gonna close the "borders"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2007 Yes ,,,,,,,,,, it will be done by the local residents , just like it is closed by Maakhir state now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 7, 2007 ^^^thats not even clever. The border between SANAAG & BARI and SOOL/NUGAAL are not open. Again are you cloosing the border adeer? Col Jibril is no secessionist saxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2007 I say it again ,, it is closed in Maakhir, and now it is gonna be closed in Sool. Just watch. Ha degdegin sxb ..... si baad u yara kacsan tahaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 7, 2007 ^^^lool. Makhir is SOMALIWEYN adeer, so why are you claiming them, were they not the same people who shott at your clans men in Dhahar? Again your ignorance with these matters comes out, the clans of SANAAG/SOOL also reside in BARI/NUGAAL so they will cloose the border on themselves? Just to make you happy, loooool. You sound desperate adeer, why? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 7, 2007 U wish ...... what happened to bugland administering Maakhir ?? just tell me .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 7, 2007 The president of Maakhir State got it right! Quote Share this post Link to post Share on other sites