Sign in to follow this  
Suldaanka

Voter Registration begins in Awdal Region

Recommended Posts

Boorama (Qaran News)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa 12 goobood oo cusub ku kordhiyay goobihii Diiwaangeinta ee magaaldda Boorama iyo nawaaxigeeda ka dib markii ay cabasho xoog lihi ka timid Salaadiinta, Siyaasiyiinta iyo Madax-dhaqameedyada Gobolka Awdal.

 

Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in 12 goobood qalabkoodii shalayba in 10 ka mid ah la hawl galiyay, balse illaa hadda waxa gobolkaasi lagu soo waramayaa cabashadii in ay taagan tahay oo aanay waxba ka taraynin goobahaasi.

 

Dhinaca kale, Deegaanka Degmada Saylac ayay cabasho xoogan oo ku saabsan tirade dadka oo soo kordhaysa iyo goobaha oo ayari ay ka soo yeedhaysaa Mas'uuliyiinta Deegaankaasi kuwaasi oo sheegay in ay xaalado nololeed oo deegaankaasi ahi ay jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this