Sign in to follow this  
Gabbal

Second Benadir regional vote: Towtow out, Gaabow in?

Recommended Posts

Gabbal   

Siyaasiyiin iyo waxgarad ka qeyb galey munaasabadii maanta lagu doortey Cadde Gaaboow ayaa soo dhoweeyey waxeyna balan qaadeen iney la shaqeyn doonaan maamulka cusub.

 

March 29, 2006. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

 

Siyaasiyiin iyo waxgarad ka qeyb galey munaasabadii maanta lagu doortey Cadde Gaaboow ayaa soo dhoweeyey, waxeyna balan qaadeen iney la shaqeyn doonaan maamulka cusub.

 

Qeybo kamid ah siyaasiyiinta magaca kuleh mujtamaca dhexdiisa oo iyagu maanta goob joog ka ahaa madashii lagu dooranayey guddoomiyaha gobolka ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka warbixiyeen qaabka ay u arkaan doorashada guddoomiyaha gobolka oo uu ku guuleystay Maxamuud Xasa Cali Cadde Gaaboow.

 

Xuseen XAaji Bood oo isagu kamid ah dadka ruug cadaaga ah ee dhinaca siyaasada Soomaaliya ayaa ka hadley sida uu u arko qaabka ay maanta wax u dhaceen.

 

Sidoo kale guddoomiyaha gobolka Sh/Hoose Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad “Indha Cadde†oo isaguna kahadley halka ay doorashadu ka dhaceysay ayaa soo dhoweeyey doorashada xilka guddoomiyaha gobolka loogu doortey Maxamuud Xasan Cali Cadde “Gaaboow†waxaana uu xusey maraaxiladii kala duwanaa ee uu soo marey gobolka Banaadir. Sheekh Yuusuf waxaa uu sheegay inu ula haqeyn doono Cade Gaaboow.

 

Siyaasiyiinta kale ee halkaasi ka hadashey ayaa waxaa kamid ah Abuukar Yuusuf Huwe oo ah wasiiry dowladaha arrimaha dibadda ka ahaa dowladii Carte lagu soo dhisey, iyadoo xubnihii siyaasiyiinta kale ee iyana madashii maanta ka hadashey ay kamid ahaayeen Gen. Maxamed Nuur Galaal iyo Gen. Maxamd Warsame Dhooleey, oo iyagu sheegay in mar haddii ay yihiin ciidamadii qalabka sidey iney garab iyo gaashaanba u noqonayaan maamulka cusub ee gobolka Banaadir ee uu horkacayo Cadde Gaaboow.

 

Qeybahabulshada oo iyana aan maanta kula kulaney xarunta ay ka dhaceysay doorashada ayaa iyana fakir kooda ku cabirey sida ay u arkaan Cadde Gaaboow oo loo doortey guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, waxaana ay sheegeen dadkii aanu maanta goobtaasi kula kulaney iney soo dhoweynayaan maamulka uu yeeshay gobolka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

doorasho7.jpg

 

Sheydaanka meel Eebe keeno waa fadhiyaa. Waxaa la yiri, ninkii soo joog laga waayo, soo jiif aa laga helaa.

 

Indhacadde pressure waa ku bilaabaty already, oo bambooyinka

iyo wax kale ayaa ka qarxooyo in Marka. Bandoow kusoo rog ama wax kale keen, counting his days waa bilaabatay. Oppressed native people are finally fed up.

 

I digress.

 

On the topic: why am I seeing another invisible hand behind all of this again? Maxaa Tootoowgaas ka reebay this time, markii ee qabqabliyaasha ee isla jireyna asaga ugu wacnaa ama daradiis u kala go'een?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zaylici   

Look the man who is next to him, Mohamud Cumar Caddan, a member of the family who managee ceelmacaan port; sure the clann of Qanyare are not visible, and it appears to be a great mistake on their part.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA, Inda Cade is a joke, look to your old friend Abdiqasin and you will see who is the master of the dark arts in all of this.

 

There is an open rebelion in Marka, we wait and see..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

doorasho7.jpg

 

Sheydaanka meel Eebe keeno waa fadhiyaa. Waxaa la yiri, ninkii soo joog laga waayo, soo jiif aa laga helaa.

 

Indhacadde pressure waa ku bilaabaty already, oo

iyo wax kale ayaa ka qarxooyo in Marka. Bandoow kusoo rog ama wax kale keen, counting his days waa bilaabatay. Oppressed native people are
fed up.

Runtaa waaye MMA...His days in Markacadeey might be near.

 

waxaan hada wadaad waaye ladhahaa..Gar iyo Cimaamad goormay wadaadnimo noqotay.This is criminal enterprise that needs to eridicated. This might come at great price to our people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this