Sign in to follow this  
Che -Guevara

Wasiiradda Waxbarashada Puntland iyo Galmudug oo ku Kulmay Garoowe

Recommended Posts

Wefdi u hogaaminaayo Wasiirka Waxbarashada maamul goboleedka Galmudug ayaa magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland kulan kula qaatay Wasiirka waxbarashada ee Dowladda Puntland Cabdi Faarax Juxa.

 

Xarunta Jaamacadda PSU ee magaaladda Garoowe ayaa saaka lagu qabtay munaasabad lagu soo dhowaynaayo wefdiga Wasiirka oo dhowr maalmood ka hor soo gaaray degaanadda Puntland gaar ahaan magaaladda Caasimadda.

 

Munaasabada oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyinta Wasaaradda Waxbarashada Puntland,Jaamacadda PSU,Aqoonyahano iyo martisharaf kala duwan ayaa laga soo jeediyey khudbado kala duwan ee looga hadlaayo xirrirka dhanka Waxbarashada u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug.

 

 

Horseed

Share this post


Link to post
Share on other sites

You can differ all you like Adeer. The fact is, the issue has been about land, Puntland & Galmudug are neighbours and none occupies the others land. This is the important point that needs underlining. Thus aside from false political posturing the Mudug communities have much in common.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this