Sign in to follow this  
Coloow

Codsi

Recommended Posts

Coloow   

Assalamu calaykum,

Walaalaha muslimiinta ah ee akhrista boggaan waxaan ka codsanayaa inaay soo weeysestaan, soona qaataan kitaabka quraanka kariimka ah iyo tusbaxooda si aan Ugu dhuceeyno:

 

1) ummadda islaamka ah meel kastaba ha joogte marxaladaha cusub oo la soo gudboonaadey.

 

2) In ummadda soomaliyeed uu ilaahey qulubtooda ka saaro cudurka qabiilka ah oo qaran la'aanta na dhigay

 

3) In caleenta cagaaran oo sunta ah oo lagu sababey ummaddeena uu ilaahey ka qaado.

 

Umaddaheena hore waxaay mari jireen afar faataxo markaay dhibaato la soo gudboonaato- sidaasi darteed inoo wada mara afar faataxo- haddii marro lagu darana waa ka sii fiican.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this