Sign in to follow this  
General Duke

Somaliland Finanace Minister and his 5 trips to Nairobi

Recommended Posts

Maxaa ka Jira Socdaalka Wasiirka Maaliyada iyo Xanta in uu qaybo Xubnaha Shirka Jooga ah La Shiray?

 

 

Waxaa dhawaan socdaal aan la cadayn ugu baxay dalka Kenya wasiirka Maaliyada Somaliland mudane Xuseen Cali Ducaale( Cawil). Socdalkaas oo ay aad uga hadashay saxaafada Somaliland iyo qaybo ka mida saxaafada dadka afka Somaliga ku hadla oo ka soo wariyay imaatinkiisa iyo saamaynta uu ku yeeshay dalalka IGAD iyo faalada ay ka bixiyeen kuwa ku shirsan halkaa ( Kenya).

 

 

 

Waxaa laysla dhex xulayaa in uu la shiray ama ay kulmeen qaar ka mid ah dadka ka soo jeeda Somaliland ee ka qaybgalay shirka oo uu ka mid yahay Cismaan kalluun iyo Ina Buubaa iyo Cabdale oo intuba ah kuwo Somaliland ka soo horjeeda. Arrintan xaqiiqadeeda oo aan la hubin laakiin laysla dhex marayo dalka Kenya ayaa ah mid aad ugu adkaatay dadka Somaliland in uu masuul dalka Somaliland metela uu la kulmo dadka cadawga u ah Somaliland iyo jiritaankeeda. Waxa hadaba lays waydiinayaa in su,aal ah in noqnoqoshada uu wasiirku ku noqnoqonayo Kenya, haddiise ay tahay diblomaasiayad muxuu Cawil dadka ugu warami waayay?

 

 

 

Hadeer inkastoo arrintan iyo aqbalaadeedu ku adkaatay shacbiga Somaliland hadana waxaa welwel geliyey noqonoqoshada wasiirka oo gaadhaysa mudo 5 jeer ah intii shirku socday, Suaal kale oo meesha taala ayaa ah arrintan Madaxweynaha Somaliland muxuu ka og yahay, mase la socdaa noqnoqoshada wasiirka maaliaya Cawil ee Kenya, mise waa dhuuntaa Cawil madaxweynuhuna ma oga?

 

 

 

Saleebaan Sulub Maxamed

 

Kenya, Nairobi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

smith

 

my friend dont be naive about politics as we all know every country has political intrest and wherever that intrest lies they play their politics there so if somaliland takes part in the poker game of politics in kenya then you shouldnt really be suprised my friend not only has somaliland been sending ministers into kenya to safeguard the intrest of somaliland but somaliland authorities have contact and deals with most of the different somali groups in the south.

 

for example somaliland would like certain individuals to get the important positions and it wants certain individuals to miss important positions so they have to send ministers their and try and negotiate with people, for example the last visit this particuler minister meet and negotiated with mojority of the MPs that are somaliland born and they discusses who they should vote for in the presidential vote.

 

no one is naive enough to think that somaliland doesnt invlove itself with what is happenning in kenya because if they didnt they would be letting their people down by not safeguarding and looking out for the intrest of somaliland.

 

 

p.s having said all that it doesnt mean part of the peace process we just another vulture looking out for their intrest am sure you understand its just politics :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this