Sign in to follow this  
Kamalu Diin

Indha-Cade looo jawaabey

Recommended Posts

Somaliweyn Media Center (SMC) 09/12/2006

 

Jaaliyada Beesha Mudvlod ee ku sugan Dibadda ayaa si kulul u cambaareeyay hadal ka soo yeeray Yuusuf Indha Cadde uu madaxda DFKMG ku tilmaamay Askar Tigree ah

 

Waxgaradka Beesha Mudvlod ee ku sugan Dibadda ayaa si weyn u cambaareeyay hadal ka soo yeeray Yuusuf Indha Cadde, kaasoo ay ku tilmaameen mid af lagaado ah oo ka turjumaya qabiil siyaasadeed.

Waxgaradka ayaa waxa ay sheegeen in ay ka xun yihiin hadalka ka soo yeeray Mas'uul isku magacaaba inuu ka tirsan yahay Maxkamadaha taasoo ay ku micneeyeen inaysan haboonayn inuu sidaa u hadlo.

 

Hadalka uu jeediyay Sheekh Yuusuf Indha Cadde ayaa ahaa eedeyn uu ujeediyay Madaxweynaha FKMG Cabdulaahi Yuusuf, Ra'iisul Wasaare Geeddi iyo Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle, taasoo uu ku tilmaamay in ay yihiin askar Tigree ah.

 

"Cali Maxamed Geeddi, Salaad Cali Jeelle iyo Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf waxay ka mid yihiin madaxda sare dowlada Federaalka, huwana xil soomaaliyeed, gefna uma geysan karo Yuusuf Indha Cadde oo aan garaneyno waxa uu yahay, ayey ku sheegeen xuubnahaas soo saaray qoraal cambaareyn ah oo ay uga soo horjeedaan hadalka uu sii daayay Yuusuf Indha Cadde.

 

Sidoo kale Waxgaradku waxa ay sheegeen in hadalka Indha Cadde uu yahay mid meel ka dhac ah, oo muwaadiniin soomaaliyeed ku tilmaamay jinsi kale oo uusan laheyn taasoo uu ugafay diinteena Islaamka isagoo waliba sheeganaya waxa ay ugu yeereen Midowga Maxkamadaha.

 

“ Adeerow C/llaahi Yuusuf, Cali Maxamed Geeddi iyo Salaad Cali Jeelle ma aha Soomaali waa dad u shaqeeya Tigree waa Askar Tigree u shaqeysa” ayuu yiri Yuusuf Indha Cadde, markii uu hadalkan sheegayay Indha Cadde waxaa uu la dhacay Qosol dheer oo 1 daqiiqa socday.

 

Yuusuf Indha Cadde ayaa saxaafada Muqdisho ka sii daayay hadalo lid ku ah Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf, Ra'iisul Wasaare Geeddi iyo Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhiga Jeelle, kaasoo uu sheegay in ay yihiin Askar Tigree ah.

 

Somaliweyn Media Center (SMC)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adiga, intaa iska dhaaftid qodqodnimada, afmiinshaarnimada, wardheernimada, iskudirnimada iyo usacabtunka Soomaalida walaalahaaga ah, hadaa Soomaali dhab tahay, dantaada, dadkaaga, dalkaaga iyo diintaada raac.

 

Amxaar/Tigreey mid iska dhigay inta ku jiro in aad u cheer gareysid, hadana Soomaali sheegatid, oo danta Soomaalida ayaa aqaanaa dhahdid, wax caqligal ma'aha.

 

Intaa qolo xagaas aaheey ugu soo dhahdid, qole kalena inta huuhaa ugu dhahdid, kuwa kalena meeshaas sax sax ugu dhahdid, kuwii kalena meeshoo kale waa runtaa ugu sii dartid, wax soconaayo ma'aha. Waa loo wada jeedaa, ee waakaa naxay, again dantaada, dadkaaga, dalkaaga iyo diintaada meel ka raac, meel ka gal.

 

Maxkamadaha isn't Soomaaliya. Waa qeyb hogaandoon kamid ah. Waa kasoo horjeedi kartaa siyaasadooda, xoog ma jiro. Laakiinse Soomaali inay kala go'do ayaan rabaa, oo every tuulo to have its own dowlad, and yet "I support dowlada kumeelgaarka," which advocates the unity and midnimo of Soomaalida, wax soconeyso ma'aha, ee iska sheego dantaada. Don't be a ridiculous walking contradiction.

 

Rufyaanimada ma fiicno, widaayoow. I am not saying you are one, but ma fiicno taas ogoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Moderator

the discription you are telling about be isn't true at all.

Every body knows what I stand for "Federalism", because it is solution to somalia's problems. A)qolo kastaa waxii ilaahey siiyey ayay heleysaa. B) qolo walbaa waxii ay iska dhigto ayay noqonaysaa C)qolo ku xirmayso qolo kale majirto siiba qolo ku xirmaysa Hamar majirto. D) qolodii raadisaa dowlad dhexe waa qoladii dan gaara ka leh sida qoloyinkaan xamar jooga oo hadana kufaana dadkii ayaan dhamaynay oo baro kicinay.

Qofkii fgrad wanaagsan wada oo aan wax dhibaato ah igu hayn waan soo dhawaynayaa. Amaxarka/Tigreega aad shegayso saaxiib waa hasha maqaarka hadii ay diidayso dulduleeleheeda ayay day day daa Hada qoladaan USC/ICU hadii ay marmarsiyo ka dhigatay. maxaa u malaynasaa anigana aan doonayo federetionka. Saxiib Cadowgeena waa cadaawihiisa. Hadii aad is ileedahay wixii maslaxadayda ku jirto u dumi oo Somaliweyn daba gal. saxiib sidaas howshu ma aha. Is better to be Selfish and indepedent then being depending on some else.

 

Deeda kale Saxiib waxaan u malaynaa in aad ku caqliyesatay Dadkaada dhinac ka raac siyad bare's

oo aad sidaas ku dabagashay... USC/ICU

Don't you know that Transitional Federal Government the kind of federation oo aan rabo Teeda kale dadka la iskuma qasbo qoladii ku tiraahdaa waa go'aynaa dee xarigooda ayaa la siyaa dibaato intaa ka badan lugtaada laguma doonto... get that

waad igu soo eedeysaye. Ceebteey leedahay ma ii sheegi kartaa?.

Federation

supporting any opinion(Somaliland) that isn't gonna hurt me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hada ayaa damacday miyaa inaad gadaal gadaal u noqotid, oo aad isla yaabtid markii banaanka lagu soo dhigay? Waxaa qortay qof kugu kor qoray ama kugu qasbay ma jirto, hokey? Adigaa qortay waxaan aan laga fiirsan hoos ku wada qoran.

 

I am for Somaliland, puntland, Jubaland, hiiraanland, and Arlaadiland, and I am also
anti union
, anti domination, anti centralization, anti USC/ICU, and finally
anti Somalidoon
just like you.

Anybody who uttered those words above has no interest dantee Soomaali leedahay. Dantaada iska sheego, waxba hada ha gamban markii laguugu qabtay caadadaada.

 

Sadly, it continues:

 

...there are no such Somaliaweyn words anymore. that dream had been colapsed for the past fivety years.

What is going on here .................. Fasal Ali Waraabe has a right to say whatever he said period.... I don't get what other people are saying... Somaliweyn get loss. Died

...Somalida dhexdooda waa dab iyou naar kala foog waligaaa oo ha isku geenin.

but you feel Shame on What your great uncle Siyad Bare did for you bringing where you are. Giving you A Somaliweyn Citizenship.....

For your information, it was and is a Soomaali national policy that started the day Europeans started to colonize our land, and was enshrined in the original constitution to the one the dowlada kumeelgaarka functions; the policy, may I kindly remind you: Any Soomaali, be it wherever s/he is born or lived is automatically a Soomaali daludhalad, regardless whether their lands are occupied or not. A lot of people ayaa kusoo dhoofay via that green baasaboor, never asked whether they were born in Jigjiga or Wajeer. It wasn't a Siyaad Barre who gave and took away citizenships, nor did he initiate that. No.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Hada ayaa damacday miyaa inaad gadaal gadaal u noqotid, oo aad isla yaabtid markii banaanka lagu soo dhigay? Waxaa qortay qof kugu kor qoray ama kugu qasbay ma jirto, hokey? Adigaa qortay waxaan aan laga fiirsan hoos ku wada qoran.

 

quote:

I am for Somaliland, puntland, Jubaland, hiiraanland, and Arlaadiland, and I am also
anti union, anti domination, anti centralization, anti USC/ICU, and finally
anti Somalidoon
just like you.

Anybody who uttered those words above has no interest dantee Soomaali leedahay. Dantaada iska sheego, waxba hada ha gamban markii laguugu qabtay caadadaada.

 

Sadly, it continues:

 

...there are no such Somaliaweyn words anymore. that dream had been colapsed for the past fivety years.

What is going on here .................. Fasal Ali Waraabe has a right to say whatever he said period.... I don't get what other people are saying... Somaliweyn get loss. Died

...Somalida dhexdooda waa dab iyou naar kala foog waligaaa oo ha isku geenin.

but you feel Shame on What your great uncle Siyad Bare did for you bringing where you are. Giving you A Somaliweyn Citizenship.....

For your information, it was and is a Soomaali national policy that started the day Europeans started to colonize our land, and was enshrined in the original constitution to the one the dowlada kumeelgaarka functions; the policy, may I kindly remind you: Any Soomaali, be it wherever s/he is born or lived is automatically a Soomaali daludhalad, regardless whether their lands are occupied or not. A lot of people ayaa kusoo dhoofay via that green baasaboor, never asked whether they were born in Jigjiga or Wajeer. It wasn't a Siyaad Barre who gave and took away citizenships, nor did he initiate that. No.
You think that you are uncovering hiden thing but you are summarizing what I stand for not contradicting self see it.

you mentioned tanta soomaali leedahay sida aad u taqaano ma garanaayo. waxaad u malaynaysaa hadii hal weel wax lagu cuno in ay tan soomaali tahay oo kaliya. Hiiraanland miyeeynaan somali aheyn hadii ay danahooda hor marinayaan aniga Soomaalidaan ay cadaawadu bahdilatay miyaan daawo u hayaa saxii haku markarsiinyoon Soomaalida xero kumawada heshiiso sharci kala hagana warkiisaba daa waxa aan meesha ku haynaa kanaa yiri oo aad adikuba ku jirto can you tell me what point I am backig off. You are confused

Share this post


Link to post
Share on other sites

Moderator you have listed above five statements I made and I am not denying that. Statement one and four I am saying since hal xeero lagu heshiinwaayey qolowalbaa xeeradeeda. Seddaxda kale soo hartayna waxaan ku leeyahay halka xeero ee in wada dhexlaayo ayaaba ah dhibaatada. ma garaano sidii aan wax kuu fahamsiin la'ahay. waxaan u malaynaa in aad af maay maayga ku fiican tahay. waaban iloobay intii aan ka garanaayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

hal xeero lagu heshiinwaayey qolowalbaa xeeradeeda

adhigaa xeradaada hadaafin

Dont include Sool, Sanaag and Awdal into your dreamland as this tantamounts to naked aggression.

You dont want somalis so you have no right annex their territory into your selfish and evil motives.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Kamalu-Din: Every body knows what I stand for "Federalism", because it is solution to somalia's problems. A)qolo kastaa waxii ilaahey siiyey ayay heleysaa. B) qolo walbaa waxii ay iska dhigto ayay noqonaysaa C)qolo ku xirmayso qolo kale majirto siiba qolo ku xirmaysa Hamar majirto. D) qolodii raadisaa dowlad dhexe waa qoladii dan gaara ka leh sida qoloyinkaan xamar jooga oo hadana kufaana dadkii ayaan dhamaynay oo baro kicinay.

I agree with you on this point Kamal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Labadhinacnimada aan ka hadlaaye:

 

I am for Somaliland, puntland, Jubaland, hiiraanland, and Arlaadiland, and I am also
anti union
, anti domination, anti centralization, anti USC/ICU, and finally
anti Somalidoon
just like you.

Hadana:

 

Every body knows what I stand for "Federalism"...

Milaayanci ayaa inta u joogtaa. Kasoo horjeedka Maxkamadaha waxba haku gamban, adiga naftirkaaga ayaa qiratay inaad tahay anti Soomaalidoon. Soomaali midowdo hadaa kasoo horjeedid, xoog iyo tabar la'aan waxba kuma keeneysid. Soomaali waa midoowe, Eebbe ha idmo, diid ama doon, Soomaalida iyagoo isla joogo ayaa arkee, and you likes, the imposters meeshee aadi lahayeen haka fikiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You cought me.......... wow. I explained to you earlier bro .... Maskiin have you heard lately Somalia waxaa kalo jarayaa Lix Gobol Somaliland, Puntland, Jubaland, Benadir, Reverine, and Hiiraanland. they all gona be under federal system. how symbal it can be. you making it hard to swallow. get that. that is the federation I stand for if that is not possible then nin waloo gurigaada dabada ku xiro fanta sharuu fil arli. illaahay ha na faawujiyo inta fiican.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this