Sign in to follow this  
Xudeedi

Galgala: A witness speaks to the press (audio)

Recommended Posts

Xudeedi   

9485.jpg

 

Galgala: Kadib markii uu maanta dagaalka ka dhacay deegaanada galbeedka Bari buuraha ku teedsan ayaa waxa ay idaacada SPR isku deydey in ay xog dhab ah ka hesho iyadoo raadisey dadka deegaanka xog ogaal ka ah isla markaana si dhexdhexaad wax usoo gudbiya. Iyadoo uu khadka tilifoonka aad u xumaa ayaa waxaanu helney goobjooge ka mid ah dadka degan deegaanka Galgala oo nooga warbixiyey dagaalkii maanta dhacay.

 

http://www.dhahar.com/article.php?articleid=9485

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this