Sign in to follow this  
Xaruuri

Waa Qoloma?

Recommended Posts

Xaruuri   

Waa qormo aad u qiimo badan, tilmaan fiicanna ka bixinaysa sheekada in badan halkan ka dhacda:

 

Halkan kaga bogta:

 

Aad baan ula wada soconnay damaashaadkii iyo raynrayntii ka dhacday dalka Jili (Chile) ka dib markii sida qurux badan loogu guulaystay in laga badbaadiyo macdan qodayaashii (Miners) dalkaas ee godkii ay macdanta ka qodayeen uu ku dumey. Ilaahay amarkii bilowgii iyo dhammaadkiiba aad baan u xiiseynayey oo ula socdey. Dadkaas meesha ku jirey waan u damqanayey. Waxaan isku taxalujiyey inuusan marnaba I dhaafin warkoodu. Tallaabo tallaabo ayaan ula socdey. Run ahaantii in badan baan la ooyey eheladii 33 kaa nin ee aan telefishanada kala soconnay masiibada la soo gudboonaatay. Farxad, qosol iyo oohin baan isku daray markii lagu guulaystay qofkii u horreeyay in laga soo saaro bohoshaas 1,000 ku dhawaadka mitir ama baac hoos dhulka ugu qodnayd.

 

http://www.wardheernews.com/Articles_2010/October/Marwo_Xaaji/16_Waa_qoloma.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this