Sign in to follow this  
Ahmed_Guree

Baree Hiraale

Recommended Posts

Bare Aadan Shire Oo Baydhabo Ku Xanuunsanaya Iyo Kenya Oo U Diiday In Dalkeeda LLagu Daweeyo Wasiirkan Xabuubsan...

 

(Baydhabo - somaliwide.net 23/12/2006) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in wasiirka Gaashaan dhiga Dowlada Faderaalka KMG ah uu ku xanunsan yahay magaalada Baydhabo, waxaana la sheegayaa in ay la soo gudboonaadeen xanuuno uu ka mid yahay Dhiig-karka oo uu horey u qabay.

Warka waxa uu intaas ku darayaa in wasiirka oo socdaal Caafimaad loogu qaaday Wadanka Kenya dib loogu soo ciliyay Baydhao, waxaana lagu waramayaa in Dowlada Kenya ay diday in dalkeeda lagu daweeyo Bare Hiiraale oo ka tirsanaa dagaal oogaysshi Soomaaliya.

 

Diyaarad uu leeyahay Ganacsade Jaamac Baluug oo ahayd duulimaadka lagu qaaday Kornayl Hiiraale ayaa dib ugu soo noqotay doraad garoonka magaalada Baydhabo.

 

Ilo wareed oo Baydhabo ku sugan ayaa somaliwide.net u sheegay in haatan la qorsheynayo in Bare Hiiraale loo qaado magaalada Addis-ababa ee Dalka Itoobiya, iyadoo ay iminka arintaas ku hawlan yihiin Saraakiil Itoobiyaan ah.

 

Dowlada faderaalka ayaa la sheegayaa ka dib markay ku hongowday dhinaca Kenya in loo qaado wasiirkeeda xanuunsan ay ka dalbatay Maamulka Tigreega ay u ogolaadaan wadankooda si xaaladiisa caafimaad wax looga qabto.

 

Waxaa la sheegayaa in xaalada Bare Hiraale ay iminka meel halis ah marayso, si aad u weyn ayaana looga soo dayrinayaa.

 

Publish Date: 12/23/2006

Last Updated: 12/23/2006

Source: Somaliwide +

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Ahmed you know thats the biggest rubish ever. He could be wounded or even killed, but the part about Kenya refusing to treat him makes the whole article baseless. Kenya is one of the closest countries to the TFG, its support has been critical.

 

On the other hand could this be a reaction to the huge loss of men from the al-Shabaab Rambo wing? The loss has been huge in Diinsoor area for the Shabaab, while IndaCade has ahd a crushing defeat, one that rushed Xasan Dahir to go consult his handlers in Asmara...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke you seem to be a bit nervous this days

read the lines properly

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in wasiirka Gaashaan dhiga Dowlada Faderaalka KMG ah uu ku xanunsan yahay magaalada Baydhabo, waxaana la sheegayaa in ay la soo
gudboonaadeen xanuuno uu ka mid yahay Dhiig-karka oo uu horey u qabay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. I am sad you are clutching on to straws.

 

Bare Aadan Shire Oo Baydhabo Ku Xanuunsanaya Iyo Kenya Oo U Diiday In Dalkeeda LLagu Daweeyo Wasiirkan Xabuubsan... WAS THIS NOT YOUR HEADLINE?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xanuunsan does not mean Dhawac?

the other thing is as far as the war in Idamale is concerned.

No *********** took part.

 

They were xabashi.

The shabab had releived them of their miserable life their bodies are littered all over the place.

___________________

 

You have a final warning: Stop writing derogatory clan names if you want to continue your participation here.

 

[ December 23, 2006, 06:20 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

barre hiire :eek: :eek: :eek: this looser still around ,

 

 

Barre hirrle the minister of tour guide for the trigrey troops

Share this post


Link to post
Share on other sites

horta their is no maryoole fighting the ICU.

modemode is hilly

those xabashi war karbashed from burhakaba ,Daynune and they decided to take refuge on the hill.

You knw these xabashi are good in fighting in a mountanoius terrain.

Thus further advancing towards them has been put on a halt.

but they are still getting Karbashed from at Manas and outskirts of Idale

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^Saxib, you can npot say they are from Puntland and Gedo and then say they do not exist, give credit where credit is due. You have been tested and found wanting. You must have thought you was fighting the warlords and gangsters. Saxib you are facing the army.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib, you can not cry about Xabashi when you are losing. Thus you highlight the fear.

Also I am not interested in getting credit from you the TFG has engaged the "powerful" clan courts with their Oromo, Eritrean fighters and have brought them to size. Hence all the secret trips, and cheap talk from the clan courts..

 

PS: What ever happened to Sharif Ahmed or does he only talk in victory?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this