Sign in to follow this  
Kashafa

Even more dhabo-dhilifs bite the dust.........

Recommended Posts

Kashafa   

Qaraxan ayaa ahaa bam gacmeed lagu tuuray maleeshiyadda mukhaayadda ku qayilaysay, waxaana la xaqiijinayaa inay maleeshiyadani ahayd kuwa naftii u keenay dadka ku dhaqan xaafadda Suuqa Xoolaha. Waxay ahaayeen jaajuusiin waynaatay waxayna dadka ku hayeen dhac, dil, boob, caga juglayn iyo qafaalasho

Waxaa dhinaca kale dil toogasho ah lagu dilay gudoomiyaha laanta Juungale ee degmada Yaaqshid Xasan Xaayow oo ku magac dheer Cirro. Dilka Xasan ayaa u dhacay si qorshaysan ayadoo ay fuliyeen rag bastooladu ku hubaysan waxaana la toogtay salaadii Maqrib xili uu u sii socday hoygiisa.

Keep'em coming.. Ayakoo qayil oo fadheesteen aa la dahay ho, iga qabso tan. Say hello to my little friend, Xabashi maggot.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this