Sign in to follow this  
miles-militis

EU- development and investment projects in Puntland

Recommended Posts

Wafdi EU-da ka socda oo booqnaya Puntland

- Wednesday, August 06, 2003 at 12:21

 

Gaalkacyo, (AllPuntland)- Wafdi sare ah oo ka socda ururka midowga reer yurub oo uu hogaaminayo Dr Apriat Kinson ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

 

Ujeedada Socdaalka wafdiga ayaa ahayd diyaarinta qaabka Istiraatiijiyadeed ee loo wajihi karaayo horumarinta mashaariicda dawladaha hoose oo uu maalgalin doono ururka Midowga Yurub.

 

Wafdigaan ayaa saaka kulamo gooni gooni ah kula yeeshay xarunta dawladda hoose ee magaalada Gaalkacyo gudoomiyaha gobolka Mudug C/rashiid Cali Xaashi, Duqa degmada Gaalkacyo Xuseen Jaamac Yabaq Madaxa horumarinta mashaariicda ahna xiriiriyaha hay'adaha iyo degmeada Bashiir Axmed Cali (Cajeex), waxayna kulamadii saaka dhacay oo dhan ay ku dhamaadeen is afarad iyo guul.

 

Wafdigaan waxay horay u soo mareen magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe oo ay kula soo kulmeen madax kala duwan.

 

C. C. Farayaamo

AllPuntland, Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this