Sign in to follow this  
Thankful

Qarax goor dhowayd ka dhacay Bosaaso

Recommended Posts

Thankful   

horseednet

 

Horseed Media

 

Breaking News.

 

Waxaa goor dhowayd ka dhacay magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari Qarax nooca bamka ah kaas oo laga dareemay qaar ka mid ah xaafadaha u ka dhacay qaraxa.

 

Qaraxa ayaa ka dhacay bartamaha magaalada gaar ahaan meel isgoys ah oo xilliyadi habeenki ay isbaaro dhigtaan Ciidamada amaanka ee Bosaaso kuwaas oo baara gaadiidka ku goosheeya magaalada.

 

Qaraxa ayaa waxaa dhaawac ka soo gaaray dad maraayay isla markaana ka aag dhowa goobta u qaraxu ka dhacay,iyadoo dadkaas aan ila iyo iminka tiradooda la xaqiijinin inta u yahay kuwaas oo loola cararay xarumaha Caafimaadka oo ay ku jirto Cisbitaalka weyn oo iminka lagula tacaalaayo dhaawacooda.

 

Ciidanka ku sugnayd isgoyska ayaa rasaas furey ka dib marki ay maqleen dhawaaqa qaraxa,waxaana goobta isugu soo baxay dadweyne boqolaal ah kuwaas oo doonaayay in ay ogaadaan sidii ay wax u dhaceen.

 

Xilliyada habeenki Ciidamada amaanka ee Magaalada Bosaaso ayaa sameeya howlgalo ay ku sugaayan amaanka,iyadoo ay baaritaano ay ku sameeyaan gaadiidka ku goosheeya wadooyinka waa weyn ee magaalada.

 

Hore magaalada Bosaaso waxaa ka dhacay qaraxyo aad u xoogan oo ay ku waxyeeloobeen dad aad u tira badan oo shacab ah,waxaana ila iyo iminka aan jirin wax hadal ah oo ka soo yeeray maamulka Gobolka iyo degmada Bosaaso oo ku aadan qaraxa caawa dhacay.

 

Wixii faahfaahin ah waan idin soo gudbin doona.

 

Horseed Media.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Qaraxa ayaa ka dhacay bartamaha magaalada gaar ahaan meel isgoys ah oo xilliyadi habeenki ay isbaaro dhigtaan Ciidamada amaanka ee Bosaaso kuwaas oo baara gaadiidka ku goosheeya magaalada.

Is that what you hope, that the PIS get attacked?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

isbaaro - checkpoint, place to search people and vehicles that are all over bosasso.

 

Why'd you think the PIS was the target? Because they are the backbone of Puntlands security apparatus?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Suldaanka:

I love Puntland's "ana waa ikan" moment.

Why? You think qarax can only happen in LA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka wa runtii Maalintii Somaliland la qarxiyee 2008 29 october wa kuwi yidhi Cade muse na Ry ba kaga dhimatay Boosaasso.

Maantana qarax ba ka dhacay laascanood, Isla habeenki na miid ba boosaaso ka dhacay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this