Sign in to follow this  
General Duke

Ghana: secessionists humuliated again at the AU

Recommended Posts

laqanyo1.jpg

Maamulka Soomaalidiidka oo Marka kale Ceeb kala kulmey Shirkii Midowga Africa

 

Safiirka dalka Soomaaliya u fadhiya kursiga midowga Afrika C/kariin Faarax laqanyo ayaa si cad uga hor yimid qorshe ay wadeen xubno sar sare oo ka tirsan maamulka la baxay Somaliland.

 

kaasoo ay ku doonayeen inay goob joog ahaan uga qeyb galaan shirka ka furmay dalka Ghana kaasoo ay yeelanayaan wasiiradda arrimaha dibedda dalalka Midowga Afrika.

 

 

Kulanka wasiiradda arrimaha dibedda dalalka ku bahoobay ururka midowga Afrika ayaa googol xaar u ah kulan madaxeedka caadiga ah ee madaxda dalalkaasi M/Afrika iyadoo Mr. Laqanyo uu matalayay kursiga wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya.

 

Kulankan ayuu sheegay Mr. Laqanyo in la isku dayay in lagu soo qaado arrimaha maamulka Somaliland oo uu sheegay inay in muddo ah xubno ka tirsan maamulkaasi xeeranayeen sidii mar uun loogu soo qaadi lahaa arrinta goon isu taaga ee Somaliland kulan madaxeeda wadamada Afrika, wuxuuna xusay in Laqanyo uu ka hor yimid arrintaasi madaxdii kulankaasi fadhisayna uu ku war geliyay in haddii arrinta Somaliland looga hadlo fadhigan ay noqon doonto meel ka dhac weyn oo lagu sameeyey (African Union Charter iyo weliba midka UN-ka”.

 

“Waxaan u wasiiradii kulankaasi fadhisay in dalka Soomaaliya aan la kala qeybin karin, cid kala qeybin kartaana aysan jirin, waxaana ku iri Soomaaliya waa (Member State), isla markaana mamnuuc tahay in dowlad dowlad kale arrimaheed fara geliso, dowladdii Soomaaliya soo fara gashataana ay meel uga dhaceyso African Union Charter iyo UN-kaba” ayuu yiri Laqanyo oo hoosta ka xariiqay in

 

waxaan k” ayuu yiri Laqanyo oo wasiirada ku war geliyay in aysan jirin wax la yiraahdo Somaliland, sida uu hadalka u dhigay isla markaana ay yihiin goboladaasi maamul goboleed sugaya mustaqbalka dhow dowladda dhexe ee federaalka KMG Soomaaliya.

 

“Arrimahan aan soo jeediyay wey ila qaateen wasiiradu weyna garwaaqsadeen, sidaas ayaana lagu joojiyay ka hadalka arrimihii maamulka Somaliland” ayuu mar kale yiri Laqanyo oo xusay inuu u sheegay in Soomaaliya Soomaali loo daayo.

 

Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Accra: Shirka Midowga Africa oo Siweyn looga wada hadlay Arimaha Soomaaliya.

2. juli 2007

 

Accra(AllPuntland)- Madaxweynayaasha Midowga Africa ayaa waxa ay kulan ku leeyihiin Dalka Ghana gaar ahaan magaalada Accra.

 

Gudoomiyaha Midowga Africa Alpha Omar Konari ayaa wuxuu ka hadlay ,kulankaasi wuxuuna siweyn uga hadlay arimaha Soomaaliya.

 

Alpha Omar ayaa wuxuu sheegay in dalka Soomaaliya haatan ay ka jirto nabad loogana baahan yahay Midowga Africa in ay ciidamo nabada suga geeyaan Soomaaliya,si ay u badalaan ciidamada dawlada Itoobiya.

 

Gudoomiyaha ayaa wuxuu kaloo sheegay in dhamaan caasumada Soomaaliya ay gacan ku heyteeda ay hada sugayaan ciidamada dawlada Soomaaliya,gaar ahaan booliska Soomaaliya taasna wuxuu ku tilmaamay talaabo amaan mudan.

 

Mr.Alpha ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in dhibaatada ka jirta Soomaaliya ay dhameyn karaan ciidamo ka socda Midowga Africa siweyn loogu baahan yahay in wadamada Africa dadajiyaan nabad sugayaasha Africa.

 

Alpha ayaa wuxuu sidoo kale ka hadlay shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliya wuxuuna ku tilmaamay mid muhiimad ugu fadhiya dhamaan Qabaa'ilada Soomaalida ,maadaama ay dagaalo udhaxeeyaan mudo dhan 17 sanno.

 

Gudoomiyaha ayaa wuxuu dawlada Soomaaliya ku booriyey in qabato shirkaasi oo dhawaan dawladu sheegtay mudooyin in ay dib udhigtay ,balse haatan Midowga Africa lugu wargaliyay in la qabanayo 15-July.

 

Midowga Africa ayaa waxaa lafilayaa in ay isku raacaan Madaxda Africa dadajinta,in ciidamadii horay loogu ansixiyay shirkii ka dhacay Magaalada Adisababa haatan lageeyo Soomaaliya.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maa mulka soomaalidiidakah saaliland oo mar kale ceeb kala kulmeya shirkii Ghana uga furmay W/arrimaha dibedda M/Afrika

 

Safiirka dalka soomaliya ufa dhiya kursiga midowga Afrika C/kariin faarax laqanyo ayaa si cad uga horyimid qorshe ay wadeen xubno sar sare oo katirsan maamulka soomaalidiidka ee labaxay soomaliland kaas oo ay ku doonayeen inay goob joog ahaan uga qeyb galaan shirka ka furrmay dalka Ghana kaa soo ay yeelana yaan wasiirada arimah dibadda dalaka Midowga Afrika kulankaa wasiiradda arrimaha dibedda dalalka ku bahoobaya ururka midawga Afrika ayaa googol xaar u ah kulanka madxeedka caadig ah ee madaxda dalalkaasi M/Afrika iya doo Mr.laqanyo uu matalaya kursiga wasiirka arrmaha dibadda ee soomaaliya.

 

kulankan ayuu kusheegay Mr, laqanyo in la isku dayay in lagu sooqaado arrmaha maamulka soomaalidiidka ah ee labaxya soomaliland oo uu sheegaya in muddo ah xubno katirsan maamulkaa xeeranyeen sidii mar uun loogu soo hadal qaadi lahaa arrinta goon isku taaga ee soomaaliland kulana madaxeedka wadamada Afrika, waxuuna xusaya in Md.laqanyo uu kahor yimid arrintaas madaxadii kulankaa fadhisayana uu ku wargaliyay in haddii arrinta soomaaliland looga hadlo fadhigan aynoqon doonto meelka dhac weyn oo lagu sameeyay Africkan Union (Charter iyo walib midka UN-ka) waxaa u wasiiradii kulankaasi fadhisay in dalka soomaaliya aan lakal qeybin karin cida kala qeybi kartaan aysa jirin, waxaan kuiri soomaali waa ( Member state) islamarakaan manuucah ay tahay in dowlada dowlad kale arimaheed fargaliso dowladda soomaaliya soo fargashataana ay meel uga dhaceyso African Union Charter iyo UN-kaba uu kuyiri Md. laqanyo oo hoosta ka xariiqaya.

 

waxaa uu yiri Md,laqanyo oo wasiirda ku war galiyaya in ay san jirin waxa layiraahado soomaaliland islamarkaan ay yahiin gobaladaasi maa maamul gobaleeda sugaya mustqbalka dhaw dowlada dhexe ee fadaraalkah kmgsoomaaliya, arimahan aan soojeediyaya wey ila qateen wasiirdu weyna garwaaqsadeen sidaa ayaana lagu joojiyay kahadalka arrmihii maamulka soomaalidiidka.

 

Hodan jerjeer abaaqaroow.com wiil waal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalidiidka :D ka qalee nooh Duke, their just from another country ;)

 

Things are going on behind the scenes on this front (the SL case). I've been told their being served some lucrative options and as a matter of fact, when the TFG is planning for its infrastructure build-out or regulation plans, its including Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooooooooool@soomaalidiidka :D:D:D

 

 

Intaasaaba igu filan ,,,,,,,,, no need to read more walee

 

 

someone is trying to show off here ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this