Sign in to follow this  
Jumatatu

Donor Countries rebuke Ethiopian troops for Somalia...!

Recommended Posts

Jumatatu   

Deeqbixiyaash shirka dib u heshiisiinta Soomalida oo ku tilmaamay in lagu dag dagay in Soomaliya la geeya ciidama ka socda safka hore

War goordhaweyd ka soo baxay xafiiska Deeqbixiyasha shirka Soomalida oo ku tilmaamay go´´aankii golaha amaanka Afirka in uu yahay mid lagu dag dagay waqtigaana aan loo bahneyn in go´´aan noocaan oo kala ah in uu ka soo baxa golahasi madaama arintaa si fiican loogu kala qeybsan yahay ,Soomalida inta badan ay ka soo horjeeda in dalkoda la geeya wadama safka hore ka socda sida Itoobiya , Kenya iyo Jabuuti.

 

 

Wadamada ka soo saray warka ayaa ah Jarmalka , Sweden Norwey, Ingiriiska iyo kuwa kale ,ayagoona sheegay waxii aan loomarin golaha Barlamaanka uusan sharciyeynin in aan lagu dhaqmi karin, keenista ciidamadana ay u taalao in uu ogolaaday golaha Barlamaanka .

 

Dhanka kale waxaa caawa ka jiray magaalada Nairobi buuqweyn oo lagu diidan yahay keenista sharcidarada ah ciidamada safka hore ayagoona shegay inta badan shacabka Isli in aritaa lagu dag dagay hadii ay ku dhaqaqadana in ay ciidamo dowlada Itoobiya ay galaan dhulka Soomaliya in aysan aheyn wax cusub ayadoona horey u heysatay dhulbadan oo ku yaalo gudaha Sooamliya taasna ay tahay sharcidardii horey looga bartay

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this