Sign in to follow this  
SA7RAWY

Shiirkada Somtel oo Laascaanood ka hirgelinaysa khadka internetka

Recommended Posts

SA7RAWY   

Shiirkada Somtel oo Laascaanood ka hirgelinaysa khadka internetka.

 

 

- Arbaca, July 09, 2003 at 11:11

 

Laascaanood, (Somalicity) Sida uu ii sheegay mas`uul ka tirsan shirkada isgaadhsiinta ee Somtel. waxay beryahanba ku jireen u diyaar garaw sidii ay u rakibi lahaayeen khadka internetka, wuxuuna mas`uulku ii sheegay inay ku rajawaynyiihiin inay hawshaa dhamastiraan labada todobaad ee fooda inagu soo haya, hadeerna ay sugayaan oo keliya farsamayaqaanadii (engineeradii) hawsha gaba-gabayn lahaa.

 

Maaha markii ugu horaysay ee shirkadaha isgaadhsiintu ku balanqaadaan adeega noocan ah, waxaa hada ka hor iyaguna balanqaad aan weli dhamaystirmin sameeyey shirkada Albarakaat, oo wakhti hore ku faafisay war baahinta gobolka sool inay khadka internetka u fududayn doonaan macaamishooda, ilaa iyo hadase wax balanqaadkaa ka suura galay ma jiraan.

 

Wakhitgan oo ay adagtahy in lagu guulaysto adeega noocan ahi inuu ka taaba galo magaalada Laascaanood sababso la xidhiidha cimilada awgeed iyadoo ay jiraan dabaylihii xagaagu ayaa shirkada Somtel ku adkaysanaysaa inay hawshaa ka soo dhalaali doonaan ,waxayna sheegeen inay ahaayeen sahankii isgaadhsiinta caalamiga ah ee gobolka.

 

Maxamed Cali (Somalicity) Laascaanood, Somalia

 

 

 

 

 

 

 

Somalicity.com

Copyright©Somalicity.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this