Sign in to follow this  
Dhubad.

How Somali websites report the news!

Recommended Posts

Dhubad.   

Observe these two articles supposedly reported by two different websites( PuntladPost & Somaliwayne) and two different news reporters and yet they are same strange.

 

Here are the articles:

 

Somaliwayne

 

C/llaahi Yuusuf iyo Gen. Morgan oo Villa Somalia kulan ku yeeshay

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 14/01/07

 

Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia Gen, Maxamed Siciid Xirsi (Morgan).

Kulankaan oo la sheegay inuu ahaa mid ay albaabbadu u xiran yihiin ayaanay jirin cid sid dhab uga hadli karta waxa ay kaga wadahadleen Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana saxaafadda loo diiday in wax war ah laga siiyo kulankaas.

Madaxweynaha Soomaaliya oo baryahaan waday inuu kulammo gaar gaar ah la qaato Cuqaasha, Waxgaradka, Saraakiisha, Siyaasiyiin iyo Culummada Soomaaliyeed ayaa kulankaan waxaa la sheegay inuu kuwaas qayb ka yahay.

 

Ilo wareedyo ku sugan Madaxtooyada ayaa sheegaya in kulankaan ay kaga wada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Gen. Morgan xaaladda dalka uu maryo iyo sida loogu baahan yahay in saraakiishii hore ee Dowladda ay kaga qaybgalaan ammaan ku soo celinta Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya.

 

Gen. Morgan ayaa ku sugnaa Magaalada Muqdisho muddo dheer, waxaana uu ka mid ahaa xubno dhowr ah oo ay Maxkamadaha kala tashan jireen xaaladaha Milateri, marka ay doonayaan inay deegaan ka mid ah Soomaaliya dagaal ku qaadaan.

 

Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe

 

xuurshe114@hotmail.com

 

Puntladpost

 

UQDISHO: Madaxweyne Yuusuf oo maanta kulan gaar ah la qaatay Gen. Maxamed Siciid Xirsi (Morgan)

Posted to the Web Jan 14, 13:25

 

Muqdisho (PP) - Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia Gen, Maxamed Siciid Xirsi (Morgan).

 

Kulankaan oo la sheegay inuu ahaa mid ay albaabbadu u xiran yihiin ayaanay jirin cid sid dhab uga hadli karta waxa ay kaga wadahadleen Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana saxaafadda loo diiday in wax war ah laga siiyo kulankaas.

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo baryahaan waday inuu kulammo gaar gaar ah la qaato Cuqaasha, Waxgaradka, Saraakiisha, Siyaasiyiin iyo Culummada Soomaaliyeed ayaa kulankaan waxaa la sheegay inuu kuwaas qayb ka yahay.

 

Ilo wareedyo ku sugan Madaxtooyada ayaa sheegaya in kulankaan ay kaga wada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Gen. Morgan xaaladda dalka uu maryo iyo sida loogu baahan yahay in saraakiishii hore ee Dowladda ay kaga qaybgalaan ammaan ku soo celinta Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya.

 

Gen. Morgan ayaa ku sugnaa Magaalada Muqdisho muddo dheer, waxaana uu ka mid ahaa xubno dhowr ah oo ay Maxkamadaha kala tashan jireen xaaladaha Milateri, marka ay doonayaan inay deegaan ka mid ah Soomaaliya dagaal ku qaadaan.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhubad I guess that is typical somali hanti-wadaag. I dont think one can find the word plagiarism in the somali dictionary. Surely, one of these guys is the culprit, the damn plagiarist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Either Somaliweyn is Buntland post or Maxamed Xuseen Jantiile is the same person as Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe. Email them to find out what they think of this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this