Sign in to follow this  
Gabbal

How trustworthy is the ICU?

Recommended Posts

Gabbal   

Maxkamadaha oo beeniyay in ay duulaan ku yihiin Kismaayo

 

 

Mogadishu 14, Sep. 06 ( Sh.M.Network) Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay duulaan ku yihiin Magaalada Kismaayo.

 

Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa dhinac isaga riixay hadalada soo baxaya ee tilmaamaya in Maxkamadaha islaamka ay qorsheynayaan weerar ay ku qabsadaan magaalada Kismaayo, taasoo ay ku tilmaameen mid la buunbuuniyo oo la doonayo in la isaga horkeeno maxkamadaha iyo isbaheysiga D/jubba.

 

Madaxa dacwada iyo Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa waxa uu sheegay in Maxkamadaha islaamka ay dhowrayaan heshiiskii dowladda, isla markaana aanu jirin meel ay duulaan ku yihiin.

 

Hadalka Sheekha ayaa ka dambeeyay ka dib hadalo maalmihii ugu dambeeyay ka soo yeerayay mudanayaal ka tirsan baarlamanka Somalia oo sheegaya in maxkamadaha ay duulaan ku yihiin magaalada Kismaayo.

 

Shabelle Media Network Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

Tragic really, I rememebr no millitias in Beerxani, then they were disarmed and later those invicable, disarmed millitias surrendered? :D

 

Turki says we will attack Somliland, Puntland and start with Baidoa.

 

Sharif Ahmed says, we wont attack any where, then goes to Bur-Hakabo and says motivates the boys in the coming war.

 

Its all garbage..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this