Sign in to follow this  
Che -Guevara

Gabar Miyaa Mise Will l LooooooL

Recommended Posts

Originally posted by Hunguri:

MM, maxaa hadda lagasoo saari karaa Qoraalkan Amiin Caamir. Xaggee ayaad khaladka ama qaladka ku aragtaa? mise waad iska kaftamaysaa?

 

Gabar miyaa mise wiil Dr.

Culayskiisaan ka yaabay ----> Right

 

Gabar miyaa mise wiil.

(Dr Culayskiisaan ka yaabay)-----> Wrong

 

Bisinka...... Waa Shabaab... Waa Shabaab....

Illaahow na dhaafi -----> Right

 

(Ilaahoow, ilaa-hoow )----> Wrong!

 

Allahayow ayaa kaga wanaagsanyd (Illaahoow) Laakiin waxba aniga fakkarkayga kuma jabna

Guud ahaantiisa farshaxan gacmeedka uu soo bandhigo ka hadlaaye wuxuu ku qoro. Laakiin haddaaba dib u raaco sawirkaan, qalalaad higgaadis ah waaku jiraan.

 

Mida koowaad higgaadis ma'ahee waa naxwe ahaanta. Wuxuu qoray 'gabar miyaa mise wiil.' In uu u qoro ahayd 'gabar miyaa mise waa wiil.' Calaamatul su'aasha meesha ku jirtayna wuu ka tagay.

 

Dhaqtarkana calaamatul su'aasha ka horeysaa. Yacni saan ahaan inay u qornaato ahayd, "Gabar miyaa mise waa wiil, ditoore/dhaqtaroow/dr?"

 

Taas haddaa ka gudubno wuxuu isku dhajiye ereyga 'nadhaafi' oo laga rabay inay ahaato 'na dhaafi.'

 

Midkii laga rabay in uu isku dhajiyana wuu kala bixiye, taas oo ah 'culeyskiisaan.' Wuxuu u qoray 'culeys kiisaan.'

 

Qof ilaa iyo toddobaatameyadii qoraaye far Soomaali ilaa iyo haddana laga saxaayo...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this