Xaaji Xunjuf Posted August 9, 2010 Siilaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka EU-da u qaabislan Somaaliya iyo wasiiro Written by Qarannews Aug 09, 2010 at 08:31 AM Hargysa,(Qarannews)-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da. Sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada mr Cukuse, warsaxaafadeedkaasi oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabkada qarannews waxa uu u dhignaa isga oo dhamystiran sidani hoos ku xusan Weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK. Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay Xaalada Guud ee Somaliland ee dhinacyada Nabad gelyada, Maamulka iyo Dhaqaalaha. Waxa kale oo uu madaxwaynuhu Weftiga uga waramay Dhismaha Xukuumada oo uu sheegay in ay tahay Xukuumad aad u Tiro yar isla markaana Tayo leh oo ay Aqoonta iyo Khibradu Saldhi u yihiin, Madaxwaynuhu waxa uu tafaasiiska bixiyey siyaasada xukuumada Cusub ee Horu marinta Wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta Balanqaadyadii xiliga kaanbaynka ee hore. Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday Adkaynta Nabad gelyada iyo Ka hortaga Argagixisada iyo Budhcad badeeda. Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii Dalka ka dhacday iyo Sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, Madaxa weftigu waxa uu soo maalilnad ku dhiiriyey Dadaalka ay ugu jirto inay Horu-mar ka gaadho Dhismaha Dawladnimada & Hanaanka Dumuquraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo Aqoonta lagu Xaqiijinaayo taas. Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 9, 2010 Madaxwayne Siilaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wakiilka EU-da Ee Somaliland Iyo Somaliya. Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da, weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya. kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK. Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay xaalada guud ee Somaliland ee dhinacyada nabad gelyada, maamulka iyo dhaqaalaha. Waxa kale oo uu madaxwaynuhu weftiga uga waramay Dhismaha xukuumada oo uu sheegay in ay tahay xukuumad aad u tiro yar, isla markaana tayo leh oo ay Aqoonta iyo Khibradu saldhig u yihiin, madaxwaynuhu waxa uu tafaasiil ka bixiyey siyaasada xukuumada cusub ee horumarinta wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta balanqaadyadii xilliga kaanbaynka ee hore. Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday adkaynta nabad gelyada iyo ka hortaga argagixisada iyo budhcad badeeda. Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii dalka ka dhacday iyo sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, madaxa weftigu waxa uu somalilnad ku dhiiriyey dadaalka ay ugu jirto inay horumar ka gaadho dhismaha dawladnimada & hanaanka dimuqraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo aqoonta lagu xaqiijinaayo taas. Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad. ALLAA MAHAD LEH AF-hayeenka Madaxtooyadda JSL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Land_Soldier Posted August 10, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: Madaxwayne Siilaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wakiilka EU-da Ee Somaliland Iyo Somaliya. Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da, weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya. kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK. Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay xaalada guud ee Somaliland ee dhinacyada nabad gelyada, maamulka iyo dhaqaalaha. Waxa kale oo uu madaxwaynuhu weftiga uga waramay Dhismaha xukuumada oo uu sheegay in ay tahay xukuumad aad u tiro yar, isla markaana tayo leh oo ay Aqoonta iyo Khibradu saldhig u yihiin , madaxwaynuhu waxa uu tafaasiil ka bixiyey siyaasada xukuumada cusub ee horumarinta wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta balanqaadyadii xilliga kaanbaynka ee hore. Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday adkaynta nabad gelyada iyo ka hortaga argagixisada iyo budhcad badeeda. Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii dalka ka dhacday iyo sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, madaxa weftigu waxa uu somalilnad ku dhiiriyey dadaalka ay ugu jirto inay horumar ka gaadho dhismaha dawladnimada & hanaanka dimuqraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo aqoonta lagu xaqiijinaayo taas. Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad. ALLAA MAHAD LEH AF-hayeenka Madaxtooyadda JSL Xaaji, you seem to be repeating that the new Ministers have knowledge and experience for their particular field. Why dont you tell us whar particular experience the new Minister of Foreign Affairs has? of the new Minister of Education? Or are you supporting them because of other reasons? I wonder what reasons that woul be. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 10, 2010 I support the whole cabinet and the government not any particular Ministers or individuals. If you want to know their background well google their cv or something. Quote Share this post Link to post Share on other sites