Sign in to follow this  
me

“Duulaanka Itoobiya wuxuu mideeyay Soomaalida

Recommended Posts

me   

“Duulaanka Itoobiya wuxuu mideeyay Soomaalida haddey ahaan lahaayeen kuwa Puntland, Somaliland iyo meel walba” Maxamed Guure

4535.jpg&w=210&h=140

 

Somaliya ha israacdo

Maxamed Guure ayaa hadalkan ka sheegay wareysi uu saakay siiyay Idaacadda BBC-da in dagaallada ay ku qaaday Soomaalida xukuumadda Meles Zenawi ay saameyn xoog leh ku yeelatay shacabka Soomaaliyeed, waxayna soo dedejiyeen in ay midoobaan oo ay meel uga soo wada jeestaan cadowga ku soo duulay, xitaa marka lagu daro ayuu yiri maamulada dalka ka jira.

 

“Soomaalida Inteeda badan si wadajir ah ayay u garab taagan yihiin Maxkamadaha Islaamka, haddey ahaan lahaayeen kuwa Puntland, Somaliland iyo meel walba” ayuu yiri Agaasimaha Barnaamijka Nabadda Soomaaliya Maxamed Guure.

 

“Maxkamadaha meel kasta ayay ciidamada ka qeyb galaysa dagaalka ay ka qorayaan, iyadoo dadka intooda badana ay ku leeyihiin dagaalka ayaan galaynaa” ayuu yiri Maxamed Guure oo intaas sii daba dhigay “Haddii Itoobiya ay wadanka oo idil soo gashay waxay mideysan dadka oo dhan, waxaana meesha ka baxaya cudurkii kansarka ahaa ee qabiilka oo in muddo ah horseeday burburka muddada badan dalka Soomaaliya”.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this