Sign in to follow this  
Zaahidah

Afar Qaacido oo Fiqh ah.

Recommended Posts

Zaahidah   

Assalamu alaykum .

 

Alle ayaa Mahad leh Nabigeenana "Salallaahu calayhi wa salam" intaa kadib, inshaAllaah waxan halkan idiinku soo gudbin 4 Qaacido oo fiqh ah.

 

1-Kulu Najis Xaraam.

 

Wax walba oo Najaaso ahi waa Xaaraam.

 

2-Laysa Kulu Xaraam Najis.

 

Wax walba oo Xaaraam ahi ma ahan Najaaso.

 

3-Kulu Xalaal Daahir.

 

Wax walba oo Xalaal ah waa Daahir.

 

4-Laysa Kulu Daahir Xalaal.

 

Wax walba oo Daahir ahi ma ahan Xalaal, sida sunta oo kale.......suntu waa Daahir laakiin Xalaal ma ahan.

 

Waxaan ka soo qoray Qaacidooyinkan Sheekhanaa Cabdullaahi Xasan Xaashi"Berberaawi" xafidahullaah.

 

Nas'alullaahal caafiyah.........wa salaamu calaykum wa raxmatulaah.

 

As-salafiya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this