Sign in to follow this  
QabiilDiid

Gaalkacyo airport has beocme a springboard for Mele Zewani

Recommended Posts

Let it be known to all concerned Somalis that Gaalkacyo airport is the springboard for the Tigren militia's air raids on the sovereignty of the Somali Republic.

 

Dhinaca Puntland sidee looga arkay Dagaalka Itoobiya kusoo qaaday Soomaaliya.

 

"Waxaa nasiib daro ah in maanta Airporkii loo dhisay in Soomaaliya laga difaaco maanta laga weerarayo Soomaaliya, Airporka Gaalkacayo inay ka kacaan diyaaradaha Itoobiya waxay noo tahay dadnimo xumo" sidaa waxaa yiri qof reer Puntland ah oo weydiistey in aan magaciisa la sheegin, sidoo kalena mid kale ayaa yiri" waxaa meesha ka baxay in reer Puntland loo sheego waxaa idin soo weeraraya Maxaakim ama ******, kaddib markii Itoobiya cadaysay maanta inay Soomaaliya dagaal kula jirto, isticmaalaysana Gaalkacayo oo Puntland maamusho" shacabka reer Puntland intiisa badan ayaa aad uga xun sida guracan ee Maamulka Puntland u maamulayo siyaasadda iyo in ay saldhig u noqdaan cadowga soo jireenka ah ee Soomaaliya inuu maanta Soomaaliya ka duqeeyo Puntland, waliba shacabka reer Gaalkacayo ayaa waxay soo xasuusteen markii dagaalkii 1977 uu socday ee ay ka carari jireen markay maqlaan guuxa diyaaradaha cadowga, ayna ka nasteen markii la ebyey saldhiga cirka ee magaalada Gaalkacayo, kaasoo maanta Itoobiya Isticmaalayso.

 

source SomaliTalk.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this