Sign in to follow this  
Kashafa

Muqaawama ambushes TFG militia, several dead dhabo-dhilifs left behind on the ground

Recommended Posts

Kashafa   

Abaarihii 05:10 galabnimo ilaa 06:00 Makhribnimo xiliga magaalada Muqdisho ayaa waxa ay Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed weerar ku qaadeen ciidamada DFKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya ee ku sugan agagaarka Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

isla ilahaas ayaa intaa ku daray in Maydka labo askari oo ka tirsan ciidamadaasi uu yaala halka uu dagaalku ka dhacay iyada oo la sheegayo in ay jiraan maydad kale oo soo gaaray ciidamada DFKMG ah oo halkaasi wali yaala.

Qof goob jooge ah oo beerdhiga la soo xiriiray ayaa xaqiijiyay in ay ciidamada DFKMG ah ee la weeraray isla markaana laga dilay 2 askari ay salaadii makhrib ka dib ka carareen maydadka labadoodii askari ka dib markii ay qaadan waayeen oo ay iska caabin xoogani kala kulmeen xoogaga muqaawamada soomaaliyeed.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this