Sign in to follow this  
XOG-ogaal

Midowgii maxaakiimta oo la wareegay gacan ku haynta Matabaan

Recommended Posts

Wararka naga soo gaaraya degmada Mataabaan ayaa sheegaya in degamada gacan ku haynteeda ay la wareegeen Ciidamada midowgii maxaakiimta islaamiga.

 

 

Ciidamadan ayaa degamda xoog kaga saaray ciidan aan sidaas u tabar buurayn oo ay lahayd dawlada FS,waxaana ay hadda si buuxda gacanta ugu hayaan degmada Matabaan oo ta tirsan gobolka Galgaduud.

 

Ciidamada midowgii maxaakiimta islaamiga oo watay ilaa iyo 4 baabuurta dagalka ah ayaa la sheegay in weerarkoodu ka yimid dhanka magaalada Dhuusomareeb, waxana Ciidamada dhigteen bartamaha degamada Isbaaro.

 

Ciidamadan ayaa sheegay inay yihiin maxkamad islaamiya ayna diidanyihiin wixii ka soo horjeeda shareecada diinta islaamka,waxaana ay sheegeen inay magaalada u samayn doonaan maamul islaamiya.

 

Dhinaca DFS ayaan iyagu ilaa hadda wax jawaab ah ka bixin dhacdadaan gacantooda lagaga maroojiyey gacan ku haynta degmada matabaan ee bartamaha dalka Soomaaliya.

 

News Desk WidhWidh Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by xox ogaal:

Wararka naga soo gaaraya degmada Mataabaan ayaa sheegaya in degamada gacan ku haynteeda ay la wareegeen Ciidamada midowgii maxaakiimta islaamiga.

If true, it's good news.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this