Sign in to follow this  
General Duke

Bakara gun market next..

Recommended Posts

Wada hadal u socda DFS iyo ganacsatada suuqa weyn ee Bakaaraha

 

(Muqdisho)-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laga rajo qabo in waani dhex marto dadka ku dhaqan meelaha aan dagaalku saamayn iyo DFS.

 

Dawlada ayaa ku codsatay dadka ka ganacsada suuqa weyn ee Bakaaraha inay soo wareejiyaan hubkooda si aagga ganacsigu uu uga bad baado dagaal dhex mar dawlada oo kaashanaysa Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda.

 

Ganacsata suuqa bakhaaraha ayaa sheegay inay wareejinayaa hubkooda, hase ahaatee waxay soo jeedidiyeen dawladu keento booliiskii goobahaas waardiyey lahaa.

 

Waxaa jira iyana warar kale oo sheegaya in gancsatadu laba qaybood u kala jaban tahay qayb doonaysa inay hubka la dhiibo, oo dawlada iyo Ethiopian-ku ay keenaan cidii waardiyey lahayd ganacsiga iyo koox qabta inaan la dhiibin hubka wax kasta ha ka dheceene.

 

Waxaa jirta rajo weyn oo laga qabo in guud ahaan arintaan laysku afgarto,xalna laga gaaro muranka hadda yimid.

 

Suuqa Bakaaraha ayaa isagu ka bad badbaaday dagaalkii kharaaraa ee ka dhacay maalmihii aan soo dhaafnayn magaalada Muqdisho,waana suuqa ganacsi ee ugu weyn dalka Soomaaliya.

 

A Y Farah

 

Waayaha.net,Muqdisho,Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamda Xoogga iyo Kuwa Itoobiyaanka oo soo dagay hareeraha Suuqa Bakaaraha.

 

Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaliyeed iyo kuwa la socda ee Itoobiyaanka ah ayaa saaka soo buux dhaafiyay hareeraha suuqa weyn ee bakaaraha

 

Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaliyeed iyo kuwa la socda ee Itoobiyaanka ah ayaa saaka soo buux dhaafiyay hareeraha suuqa weyn ee bakaaraha oo ah suuqa uguweyn dalka Soomaaliya ee xagga ganacsiga ,iyadoo aan la garanaynin ujeedka ay ciidankani ka leeyihiin imaatinkooda deegaanada ku hareereysan suuqa bakaaraha.

 

Ciidamaadan ayaa la sheegay in ay ka soo baxeen dhinaca Cisbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho waxaana ay cabsi baaxad leh ku abuureen dadka ka ganacsada S/Bakaaraha iyo waliba Shirkadaha Ganacsiga iyo kuwa qabta Adeega Isgaarsiinta oo Anteenooyinka halkaas u yaaliin.

 

Warar is Khilaafsan ayaa ka soo baxaya sababaha ay Cidamadaan Ethopianka iyo kuwa xoogga dalku u soo dageeen agagaaraha Bakaaraha ,waxaana jira warar sheegaya in ay doonayaan in ay hareereeyaan deegaanka Cirtoogte iyo waliba xaafadda Casa Popolare oo ay wali ku dambeeyaan kooxo qaran diidyo ah ,waxaana ay tani imaanaysaa iyadoo ciidanka xoogguna ay soo dageen deegaano uu ka mid yahay Tribuunka .

 

Arrintusiday doontaba ha ahaatee waxaa laga dhur sugayaa howgllada baaxadda lehee ciidanka xoogga Soomaliyeed iyo kuwa nabad ilaalinta Itoobiyaanku ay bilaabaan saacadaha inasoo aadan

Maxamed CusmaanAxmed

 

Xafiisak warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqadisho

Contact:info@carmooyin.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Those are great steps. Remmeber the clown courts never questioned the gun market, never stopped the charcoal trade, and even empowered the warlords such as IndaCade, Goobanle, Cirfo to keep doing what they were doing..

 

Insha Allah the mop up will be a success.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The theifs and bandits became a central part of the clown courts hence all the talk of the golden six months and all this hatred towards the government, the 4.5 and everything else.

 

Whats amusing is that only a week or so ago, the Ethiopians were the good guys, and other clans were bad.

 

Funny thing that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Duhurnimadii shalay ayey aheyd markii ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo uu watay Col. Faarax Cabdulle Gacal (Garam-garam) ay fariisin ka sameysteen isgoyska Bakaaraha ee degmada Hodan taasoo keentay iney halkaasi ka ooganto xiisad dagaal oo u dhexeysa ciidamada dowladda"

 

The puntlanders are coming for bakara market lead by Col. Garam Garam from Xafuun. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The puntlanders are coming for bakara market lead by Col. Garam Garam from Xafuun.

Biiq biiq daada laga joogi waaye. Biritana markii lagulaayo magac qabiilbaa la igu dilay ku andacoonin. Arhow maad ka joogtid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He is closer to Qanyare then he is to Pres Yusuf.

 

But it's good to get the Puntland hysteria going once the arms market is shut down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You know the only excuse for these folks are 'we are being diasrmed by puntlanders'. When infact Col garam garam is the one leading them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this