Sign in to follow this  
Jabhad

Death and injured Xabasho rats in Dooloow, Gedo, Somalia.

Recommended Posts

Jabhad   

Diyaarado Siday Dhaawacyo Iyo Maydad Askar Itoobiyaan Ah Oo ka Soo Dagay Magaalada Doolow Ee Gobalka GEDO

Apr 02,2007

by Doolow-GEDO-NN

Magaalada Doolow ee gobalka GEDO ayaa galabta waxaa ka soo dagay labo diyaaradood oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya oo dhowaacyo iyo askar mayd ah ka keentay goobaha ay dagaaladu ka socdaan ee magaalada Muqdisho sida uu Gedonet u xaqiijiyey masuul ka tirsan maamulka degmada oo codsaday inay magaciisa la sheego.

 

Waxaa sidoo kale soo gaaray magaalada Doolow saaka iyo galabta ilaa iyo todobo gaari oo ka yimid gudaha wadanka Soomaliya oo ayaguna la sheegay inay wadeen askari dhowaac ah oo ka tirsan ciidamada Itoobiya oo la xaqiijiyey inay ku soo dhowaameen dagaaladii ka soconayey dhowrkii cisho ugu dambeeyey gudaha Magaalada Muqdisho.

 

Amaanka garoonka diyaaradaha ee magaalada Doolow ayaa waxaa si weyn u joogay ciidamado ka socdo kuwa wadanka Itoobiya oo isugu jira kuwa horay u degganaa magaalada iyo kuwa ka soo talaabay magaalada Doolow oo kuwa dadka magaalada inaysan guryaha ka soo bixin inta gaadiidkaasi ay ka talabayeen xuduudka ay Itoobiya ay wadaagto wadanka Soomaliya.

 

Mid ka mid ah maamulka degmada Doolow oo codsaday in magaciisa la sheego oo hadalkiisa sii wato ayaa sidoo kale Gedonet u sheegay in tirada askarta dhowaaca ah iyo dhimashadu uu ku sheegay ilaa iyo 196 askari oo uu yiri maydka la keenay waxa ka mida ahaa duuliyaashii waday diyaaradii qumaatiga u kacaysay oo dhowaan lagu soo riday magaalada Muqdisho.

 

Dadweynaha Doolow ee dhanka Itoobiya ayaa la sheegay inay diyaarinayeen tan iy o galabta godad waaweyn oo lagu aaso askartaasi maydka ah sida ay u sheegeen dad goobjoogayaal oo ku sugan dhanka Doolow ee Itoobiya.

http://www.gedonet.com/index.php?news=1262

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

They are using our country as they please and ordering its people around like they own them. Somalia is indeed gone. This is bothersome.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^We have Somalis who are blind to all this saxib.

 

Would you let someone destroy the contents of your home and urininate all over the place to only leave the shell standing under the excuse of 'we are protecting you'?

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is an old thread I posted a year and half ago, long before Xabashi wada qabsatay dalka oo idil.

 

The thread, titled 'de facto Itoobiyan towns,' should now be changed, I believe, 'de facto Itoobiyaan country of Soomaaliya.' Soomaali Galbeedkii ayeeba apparently xoogee ku joogeen ku qanci waayeen.

 

Such degmooyin as:

 

Gedo: Dooloow, Buuloxaawo, Luuq

 

Bakool: Ceelbarde, Yeed

 

Hiiraan: Feerfeer

 

Galgaduud: Balanbale, Matabaan

 

Mudug: Galgodob [Galdogob]

 

Togdheer: Buuhoodle

 

Intaas oo degmooyin markee rabaan ayee soo galaan, markee rabaana ka baxaayeen the last decade. Some long before ayba qabsan dalka ayba dageen, like Dooloow and Feerfeer iyo Ceelbarde.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this