Sign in to follow this  
Emperor

At last Somaliland will be recognized by Mr Darman

Recommended Posts

Emperor   

Somali president is on his way to recognize Somaliland

 

From very reliable source, dayniile news..

 

Socdaal ay C/nuur Darmaan iyo Mustaf Guudow ku tegayaan Hargeysa oo khilaaf weyn ka dhex abuuray taageerayaashooda Muqdisho

 

 

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in tuhun ka dhashay safar la sheegay in C/nuur Axmed Darmaan & Mustaf Muqtaar Guudow ku doonayaan inay ugu kicitimayaan magaalada Hargeysa uu saameyn xun ku yeeshay xubnaha taageera.

 

 

Xubnihii C/nuur Darmaan u doortay madaxweyne isla markaana sheegay inay xilka ka qaadeen C/qaasim ayaa sheegay in safarka Darmaan & Guudow uu khilaaf ka dhex dhaliyay gudahooda markii la isku khilafay sababta socdaalka iyo ujeedada ka dambeysa.

 

 

Shir ay isugu yimaadeen xubnahani oo ku kulmay xarunta C/Nuur Darmaan ayaa guddi ka kooban afar xubnood u diray Mustaf Guudow si ay faahfaahin uga helaan socdaalkaasi, taasoo socon weyday, waxaana sii kordhaya tuhun faafay oo sheegaya inay Hargeysa u aadayaan aqoonsi ay siinayaan maamulka goostay ee Somaliland la baxay.

 

 

Mid ka mida xildhibaanada taageersan Mustaf Guudow ayaa ku hanjabay in haddii socdaal ugu baxdo Hargeysa ay xilka ka qaadi doonaan, isla markaana aanay ogolaan Karin in wax loo dhimo midnimada umadda Soomaaliyeed oo uu ku tilmamaay lama taabtaan.

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho

 

cabdishakuur@dayniile.com

 

 

 

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

waxaana sii kordhaya tuhun faafay oo sheegaya inay Hargeysa u aadayaan aqoonsi ay siinayaan maamulka goostay ee Somaliland la baxay.

 

I think Somaliweyn diehards should work hard to stop this. Can you?????????

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this