Sign in to follow this  
African

Just for a laugh

Recommended Posts

African   

I found this part of an article on www.somalilandnews.com really helarious and thought I had to share it you Nomads.

 

Sida ay Shabakadda SNN, u shegeen qaar ka mid ah qaban qaabiyayaashii reer Somaliland ee Belgium ee weftiga Madaxweynahah ku soo dhaweeyay magaalada Brussles, Dawladda Ingiriiska ayaa ku wargelisay weftiga oo ku sugnaa magaalada Brussels, ee dalka Belgium in ay ku soo noqdaan magaalada London ee dalka Ingiriiska, “Waxa ay Dawladda Ingiriisku weftiga ku tidhi
War ayaa la idiin hayaa ee soo noqda,
sidaa daraadeed si kedis ah ayay ugu ambabaxeen London”, sidaasi waxa yidhi mid ka mid ah qaban qaabiyayaashii soo dhawaynta Weftiga ee Brussles oo Shabakadda SNN ay la xidhiidhay, haseyeeshee ilahani Shabakadda SNN, u waramay ma caddayn warku nooca uu yahay.

Talk about spicing up your news. Its simple why they returned to London....its cheaper to depart from the same city then changing their itenary. ;)

 

That was funny. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this