Sign in to follow this  
QabiilDiid

Islamic Republic of Somalia

Recommended Posts

Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo sheegay in Soomaaliya loo dhisayo dhawaan dowlad Islaami ah lagana saaraayo dhawaan ciidamada Itoobiyo.

 

Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo ah madaxa Isbaheysiga dib u xureynta ayaa maanta ka dhawaajiyey in Soomaliya loo dhisaayo dowlad islaami ah oo dalka dhan wada xukunto.

 

Sheikh oo ku noox nuxsaday in ay dhamaatay 4 beelood iyo bar Soomaalidana aysan kala fadli badneen waxii hada ka danbeyana Soomaaliya lagu xukumi doono Shareecada Islmaanka,isagoona ku booriyey soomaalida in ay taageerto nabada si dalka ugu soo noqoto xasiloonidii laga dhaxlay maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed

 

Ciidamada Itoobiya waxaa loo qabtay 120 maalin in ay uga baxaan Soomalaiya hadii ay ka bixi wayaana waan la dirirreynaa lakiin aan tusno in aan anaga dagaal wadan ee aan dalkeena xureysaneyna

 

Anga waxaa aduunka nooga istameysan nabad diid marka waa in aan taas iska meernaa ayuu yiri Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo ah nin dagaal iyo nin nabada jecel oo aan marnaba la ganban hadaladiisa .

 

Diinta Islaamka ma diidana in nabad la qaato oo Nabigeena Naxariis kor kiisa ha ahtee ayaa gaalada heshiis kula galay in uu nabad wax ku dayo isagoona tana sul ka samyey nabinimadiisa markii gaalada ay sheegeen in ayba u aqoonsaneen waxa uu meeshaan ku soo qoray waana la socotiin in taana asxaabta qaar ay qaadan wayeen heshiiskaasi qodobo kamid ah .

 

Si kastaba ha ahtee xiligaan ayaa moodaa in ay isbaheysigii lagu unkay Asmara ay dhabarka isku sii jeedinayaan qolo waliba ay iyadu ku adkeysaneyso in ay ku taagan tahay dariiqa saxda ah

 

markab10.jpg

 

 

Xafiiska war qabadka Dayniile

Goternburg, Sweden

dayniilenews@yahoo.com ,dayniilecom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Nayruus:

[QB] Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo
sheegay in Soomaaliya loo dhisayo dhawaan dowlad Islaami ah lagana saaraayo dhawaan ciidamada Itoobiyo.

...and a politician he is not! The man has signed a parchment declaring he recognizes the TFG, which was the stipulation need to move the farce Djibouti declaration and he now comes to innocent Somalis and tells them "dawlad islaami ayaa dhawaan dhismayso".

 

Does the good Sheikh not know the tidbit that captivated Richard Burton and the earlier European visitors to our land...does he not know the average Somali is more informed then he takes them for?

 

It is dishonesty at its best if he now utters such white lies to his constituency...after he just got done accepting a thing of the contrary!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this