Sign in to follow this  
Jumatatu

Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud

Recommended Posts

Jumatatu   

Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud Oo Qabtay Tartankii 2-aad ee Dugsiyada

 

Somaliweyn - Muqdisho--Somalia - 25/11/05

 

Xiriirka ciyaaraha fudud ee soomaaliyeed ayaa waxaa uu qabtay tartankii 2-aad oo ay ku tartamaayeen dugsiyada sare ee dalka, tartankaasi ayaa ahaa mid ay ka qeyb qaadanaayeen ardayda wax ka barata dugsiyada Banaadir oo kaliya wuxuu soo bilowday 23-kii bishan iyadoo gabagabadiisa ay ahayd 25-ka .

 

Sw-bu1.JPG

 

Xiriirka ciyaaraha fudud ayaa qabtay tartamo isugu jira Orodo Bootin waxaa dhamaan ardaydii Orodyahanada ahayd iyo kuwii Bootinta qaaday kalayna kaalimaha 1 illaa 3aad la gudoonsiiyay Bilado isugu jiray Dahab, Qalin, Maar ,sidoo gababadii tartanka ayaa waxaa halkaasi lagu bixiyay shahaadoooyin iyo baalmarino kala duwan oo la guddoonsiiyay shaqsiyaadkii iyo shirkadihii qeybta weyn ka qaatay tartanka inta uu socoday waxaana bixinta Abaalmarinada gabagabadii tartanka goobjoog ka ahaa guddoomiye ku xigeenka arimaha howl fulinta Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) , kusimaha guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud C/kariin Dilaxow Jimcaale iyo mas`uuliyiin kale oo ka tirsan xiriirada kala duwan ee Isboortiga , mas`uuliyiintii halkaas ka hadashay ayaa dhamaantood tilmaamay muhiimadda Isboortiga iyo sida loogu baahan yahay in la helo ciyaartow sharaf u soo hoysa Isboortiga dalka.

 

 

Sw-bu2.JPG

 

 

Sw-bu3.JPG

 

Sw-bu4.JPG

 

Sw-bu5.JPG

 

SWbuu.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this