Sign in to follow this  
RedSea

Mujaahid abu Mansuur says fight is against Ethiopian supporting casts, not Ehlul suna

Recommended Posts

RedSea   

 

Sh,Muqtaar Rooboow Oo Sheegay In Dagaalada Ka Socda Gobolka Gal-gudud Aysan Al-shabaab Iyo Ehlu Suna

Warkii 30-Dec-2008 iyo Qormadii: yaasiin faytin

Afhayeenka xoogaga al-shabaab Sh, Muqtaar Roobow Abu-mansuur ayaa shaaca qaaday in dagaalada ka socdaa gobolada dhexe ay u dhexeeyaan xoogaga Al-shabaab iyo daba******ka Ethiopia .

 

 

Rooboow oo saaka shir jaraa’id ku qabtay dhinaca isgaarsiinta ee hawada warbaahinta ka howl gasha caasimada muqdisho ayaa tibaaxay in dagaaladii maalmihii ugu dambeeyey ka socday gobolada gal-guduud ay ahaayeen kuwo xaq ah islamrkaana u dhexeeyey daba ******ka Ethiopia iyo xarakada al-shabaab isagoo carabka ku adkeeyey in ALLE ku mahadinayaan islamrkaana ka Guulaysteen iyaga iyo ethiopianka watey .

 

 

 

Sidoo kale Sheekha afhayeenka u ah xarakada Al-shabaab Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa sidoo kale beeniyey in dagaaladaasi ay u dhexeeyaan iyaga iyo culimo uduunka la magic baxay Ehlu suna waljameeca islamrkaana ay been abuur tahay taasi waa siduu hadalka u dhigaye .

 

 

 

Dhinaca kale Afhayeenka Ururka Al Shabaab ayaa shirkiisa jaraa’id ku soo hadal qaaday in xukuumada Ethiopia aysan doonayn in soomaaliya xasisho oo ay kutubka ALLE isku maamusho islamkaana ay wado fara gelin qaawan

 

 

 

Yaasiin faytin

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this