Sign in to follow this  
Cowke

Garowe Municipal Council Bans Khat Trade In The City Center

Recommended Posts

Cowke   

GAROOWE: Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowladda Puntland oo laga manuucay in lagu dhex-iibiyo Qaadka

 

Posted to the Web Jul 07, 01:14

 

Garoowe (PP) - Magaalada garoowe ee caasimada puntland ayaa ah magaalooyinka sida xun loogu dhex iibiyo muqaadiraadka khaadka waxaana uu dhibaato badan ku hayaa dhalinyarada soomaliyeed waxaana xusid mudan in ay haween badani ka helaan qudul duruuriga qoyska.

 

Haddaba maamulka dowlada hoose ee magaalada garoowe ayaa amar ku bixisay in aan wax khaada lagu dhex iibin Karin gudahaa magaalada gaar ahaan wadada laamiga waxaana maalintii labaad ka socda caasimada puntland ee garoowe howlo lagu burburinayo goobaha lagu iibiyo khaadka.

Tilaabada ciidanka amniga ku dhaqaaqeen aaya timid kidib markii uu dhamaaday waqti Dowlada hoose u qabatay ganacsatada khaadka ka beec mushtara in ay ka guuraan agagaaarka Laamiga si loo ilaaliyo bilcda Caasimada Puntland waxaana xiligaas loo qabtay wakhti kooban.

 

Maamulka dowlada hoose ayaa sheegay in ay u cayimeen goob loogu tala galay in lagu iibiyo khaadka taas oo sida la sheegay ka baxsan gudaha magaalada garoowe isla markaana maamulku uu go’aan ka qaadi doono cidii aan u garowsan goobta loo cayimay waxaana laga qaadi doonaan cidii ku dhex iibisa laamiga talaabo sharciga waafaqsan.

 

Ugu dambayntii Dadka Khaadlayda ah ayaa tilaabadaa Dowlada hoose khaaday ku sheegay in ay tahay mid ay soo dhawaynayaan hasayeeshee waxa ay sheegeen in ay ka walaacsan yihiin howlgalka deg deg ah iyo ilaa iyo iminka oo aysan u asatayan gooba ay degaan.

 

Siciid Cabdisalaan Siciid

Wakiilka Puntlandpost-Garoowe

E-mail loole15@hotmail.com

Live

Share this post


Link to post
Share on other sites
nemo   

I can't read in Somali but the words khat and ban I'm all for it. Hope other places in Somalia follow we need to get rid of this drug that is destroying our men. The time and money could have been used to help their families and the greater of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

nameless_chick well they didn't exactly "bann" it all together they shifted them to operate outside the city center because it makes the town look bad.

 

But it is small measure like this that can help people get off this drug. Because who will want to go all the way out of town just to get a piece of few leaves? It will minimize the trade of the khat not totally eliminate it though.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nemo   

Fair d’come slow and steady wins the race. Does that mean no selling in the city as well?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this