Sign in to follow this  
Cowke

The Flag Of Puntland To Be Raised Officially On 1st Of August

Recommended Posts

Cowke   

a_3064.jpg

 

Waxaa lasugayaa oo diyara garoow aad u xoog badan loogujiraain sidii Deegaanada puntland looga Xusi lahaa Sanad guurada 12-naad ee ka soo wareegatay Asaaska Dawlada puntland islamarkaana ay jiraan Diyaargaraw Dadka iyo Dawladuba ay ugu Jiraan Xafladaha munaasabadan lagu Xusayo ayaa maanta Dawlada Puntland waxay ku dhawaaqday Xuskan in lagu calan saari Doono Calanka Puntland.

 

Wasiirka Maamul wanaag Dawlada Puntland M'ed Faarax Ciise Gaashaan oo hormuud u ahaa Gudi ka Kooxan Wasiiro, W/Xigeeno, lataliyayaal Madexweyne, Gudoomiye Gobal iyo Mid Degmo oo aanu la xiriirnay kana waraysanay Abaabulka iyo Diyaargarawga Xuskan ayaa sheegay munasabadan in si weyn loogu Diyaargaroobay.

 

Sidoo kale Wasiirku wuxuu sheegay Xuskan in la saari Doono calanka Puntland iyadoo la barbar taagayo Calanka Qaranka Soomaliyeed wuxuuna Arrintan cusub ku sababeeyay Maadaama la dhamaystiray Ansixinta Calanka, Astaanta iyo Heesta Calanka Dawlada Puntland.

 

Manaasabadan oo ah ku beegan Sanad guuradii 12-naad ee Dawlada puntland ayaa ah mid ka Duwan kuwii hore ee lagu Maamusayay Asaaska Dawlada Puntland Waxay Munaasabadii tan ka horaysay ahayd Mid lagu calan saaray Calanka Qaranka Soomaliyeed.

 

Waa markii ugu horaysay ee Dawlada Puntland ay ku dhawaaqday in la calan saarayo Calanka Cusub ee Dawlada Puntland Xilli Dhawaan Calanka ay Doodo dhaadheer ka yeeshen Golayaasha Dawlada puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cowke, I see Puntland is doing also some flag raising.

 

Wanna come over to Hargeysa and have a cub of tea. I will show you how to raise new flags, there is whole protecol around flag raising. I can share my experience with you, I do have 8 years more experience then you.

Are you interested to do a Flag raising ceremony on the border. Similar like India and Pakistan do?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this