Sign in to follow this  
Che -Guevara

Madaxweynihi hore ee Soomaaliya oo ka hadlay xaalada khalafsan ee Soomaaliya

Recommended Posts

Madaxweynihi hore ee Soomaaliya oo ka hadlay xaalada khalafsan ee Soomaaliya.

December 23, 2009Madaxweynihi hore ee DKMG ah ee Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay xaalada iminka ka taagan gudaha dalka Soomaaliya iyo dagaalada aan dhamaadka lahayn ee ka si soconaaya.

 

Isagoo ku sugan magaalada London oo u tegay howlo Caafimaad wareysi gaar ah siiyey La’aanta Afsoomaaliga Voa-da ayuu sheegay in xaalada iminka ay ku sugantahay dalka Soomaaliya ay tahay mid murugo leh isla markaana ay dagaalada noqdeen kuwa si balaarta.

 

horseed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this