Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Sh. Aweys, Not A Terrorist Anymore ??

Recommended Posts

Sawirka iyo magaca Xasan Dahir Aweys ayaa guud ahaan laga saaray website-ka dowladda Mareykanka ay ku tixday liiska kooxaha argagixisadda ee Soomaaliya.

Sawirka iyo magaca Xasan Dahir Aweys ayaa guud ahaan laga saaray website-ka dowladda Mareykanka ay ku tixday liiska kooxaha argagixisadda ee Soomaaliya ,waxaana la rumeysan yahay inay go-aankaas qaateen ka gadaal markii dabagal dheer ay ku sameeyeen Sheekh Aweys oo ka mida hogaamiye diimeedyadda ugu caansan Soomaaliya.

Saraakiil Mareykana iyo Xasan Dahir Aweys ayaa la sheegay inay ku kulmeen Boqortooyadda Sacuudi Carabiya todobo maalmood ka hor xilli uu ku soo cibaadeeystay xajka barakeeysan.

Xasan Dahir Aweys oo markii ugu dambeysay ahaa Gudoomiyihii golaha Shuuradda ee Maxaakiimta Islaamka ahna korneyl ka tirsanaa Ciidamadii Xooga dalka Soomaaliya ayaa iminka ka mida Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ee lagu dhisay Caasimadda Dalka Ereteria ee Casmara taas oo riixday in Sheekh Aweys kooxdii uu soo barbaariyay ee Shabaabka ay ku daraan liiska kooxaha gala raacyadda ay ugu magacdareen ee qaatay dastuur iyo dimiqoraadiyad sida ay hadalka u dhigaan

HawiyeNews

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this