Sign in to follow this  
Dr Ligle

President Faroole Heading To Sanaag

Recommended Posts

Dr Ligle   

Madaxwayne Faroole oo ku wajahan gobolka Sanaag

 

01-09-2009

 

Gaalakcyo:(Nugaalmed ia) Madaxwayne Faroole oo ku wajahan gobolka Sanaag Madaxwaynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa la sheegay inuu dhawaa u Kicitimi doono Gobolka Sanaag isaga iyo qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirada, safarka Madaxwaynaha ee Sanaag ayaa waxa noo Xaqiijiyay saraakiil sar sare oo ka tirsa Madaxtooyada Garoowe,Hase ahaatee ka Gaabsaday inay Magacooda shaaciyaan.

 

C/raxmaan Faroole ayaa la sheegay inuu Gaadhi doono Deegaanka Sanaag waxan la Cadeeyay inay ka mid yihiin Wasiirada Safarkaasi ku wehelidoonaan Wasiirka Arimaha Gudaha C/laahi Axmed Jaamac Mataan [ilka Jiir] Wasiirka Xanaanada Xoolaha Mr Doonyaale.

 

Madaxwayne Faroole ayaa Wararku sheegayaan inuu Ugu horayn gaadhayo Degmada Dhahar ee Xarunta Haylaan isaga oo Gobolkaasi Gudoomiye iyo ku xigeen u Magcaabaya.

 

Xogta aanu ka helayno Safarka Faroole ee Sanaag ayaa sidoo kale waxay Muujinaysaan inuu Kulamo Xasaasi ah la qaadandoono Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Gobolka isaga oo kala hadlidoona arimo badan oo aan ilaa haatan saxaafada la soo gaadhsiin.

 

Warar kale oo dheeraad ah ayaa iyana sheegaya inuu Madaxwaynihu Gaadhidoona Degmooyinka Badha, iyo Xingalooli iyada oo warku Tibaaxayo in Degmada Xingalool uu Odayaasheeda kala hadlidoono Dhisida Gobolka Haylaan iyo waliba qaabkii loo Dar Dar Galin lahaa.

 

Madaxwayne Faroole ayaa haatan ku sugan Degamada Gaalkacayo ee Xarunta Mudug waxan laga soo xigtay Xafiiskiisa in uu dhawaan ka soo Boqoolidoono markii hawlihisa shaqo Halkaasi uga dhamaato.

 

Shacbaka Reer Sanaag ayaa inta badan u Gacan taaga Maamulka Puntland waxana lagu Amaanaa inay yihiin dad Nabad Jecel isla markaana isku Duuban iskana difaaca cadwga markii aay kusoo dulaan marka laga hadlayo Horumarinta Deegaanka waxana lagu Xasuustaa qaabkii ay u soo dhaweeyeen General Ilka Jiir wakhtigii uu u Han qal taagayay Hogaaminta PL.

 

Waa safarkii Ugu Horeeyay ee Masuuliyiinta Puntland Qoobka ku Galiyaan Gobolka Sanaag tan wakhtigii la doortay Maamulkaasi ee Horaantiisa Bishii Jaanaayo, 2009-.

 

Nugaalmedia Gaalkacyo

Source:http://n ugaalmedia.com/news. php?readmore=701

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

a technicality...he crosses the border and then runs back towards bosaso.

 

I'll ask you a question, whats the capital of sanag?

 

Erigavo, right?

 

if your president is a real president i would love to see him come to the regional capital of the region he claims to control. Somaliland ministers go to las anod all the time and erigavo because they dont live in fantasy world. aka puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this